1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Arromaha Gudaha oo Galmudug Kala Hadlay Howlgallada Ka Dhanka ah Al-shabaab Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Axmed Maclin Fiqi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda oo Ka Hadashay Dagaal Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Galgaduug Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixisay dagaal ka dhacay deegaanka Sinidhigo oo hoostago magaaladda Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, kaas oo u dhaxeeya ciidanka dowladda oo kaashanaya dadka deegaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh oo Khudbad Shirka Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa soo bandhigay dadaallada Dowladda ee gurmadka abaaraha, dib u habaynta laamaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Jubbaland oo Ka Shiray Amniga iyo Qaadista Howlgallo Ka Dhan ah Al-shabaab Madaxweynaha dowlada goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee golaha wasiirada oo diirada lagu saarayay arimaha amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaanno Ka Tirsan Federalka oo Gaaray Dhuusamreeb iyo Ujeedka Safarkooda Magaalada Dhuusamreeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa maanta gaay wafdi ay hoggaaminayaan Xidhibaan Yusuf Geelle Ugaas iyo Xildhibaan Omar Ali Abdi, waxaana siweyn loogu soo dhweeyay garoonka, iyaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goalaha Wasiiirada oo soo saaray amarro culus Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah Soomaaliaya Xamse Cabdi Barrwe, ayaa maanta shir goddoomiyay shirka golaha wasiirada oo looga hadlay arrimaha ammaanka dalka. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UK oo ku dhawaaqday taageero cusub oo ay siineyso dalal ay Soomaaliya ku jirto Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay in ay bixineyso taageero cusub oo ay ugu deeqeyso dadka ay abaarta saameysay ee geeska Afrika ku nool. Wasiirka horumarinta UK Vicky Ford, ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaanbaxyo ka dhacay Ruushka oo lagu xiray 1,330 qof Inkabadan 1,330 ruux ayaa la dhigay xabsiga, kadib banaanbaxyo ka dhacay magaalooyin ka tirsan dalka Ruushka, kuwaas oo looga soo horjeeday amar ka soo baxay madaxweynaha Ruushka Putin, kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AFRICOM oo duqayn cirka ah ka fulisay deegaan hoostaga gobalka Hiiraan Ciidamada maraykanka ee qaaradda afrika ee loo yaqaano AFRICOM, ayaa sheegay in 27 xubnood oo ka tirsan ururka alshabaab in ay ku dileen duqayn ka dhacday deegaan hoostaga gobalka Hiiraan.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Booliiska Howlgallo Ka Sameeyay Muqdisho iyo Guddoomiye Madaale oo Ka Hadlay Ciidamda Booliiska dowladda federalka ah ee Soomaaliya, oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, kaas oo ka dhan aha ciyaal weerada iyo maandooriyaha, ayaa waxaa ay gacanta…