1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dhageystay Warbixin Ku Aadan Dhismaha Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed (SICPA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare ayaa warbxin ku aaddan hawlaha la xiriira dhismaha hay’adda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Gaarka Ee Gurmadka Abaaraha oo Kulan La Qaatay Agaasimaha UNICEF Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimaha UNICEF ee Barnaamijyada Degdegga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Laftagareen oo Lagu Soo Dhoweeyay Magaalada Caasimadda ah Muqdisho Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Abdule kuso dhoweyey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Magacaabay Wasiirro Kamid Noqonaya Xukuumaddiisa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 40 ee 10-ka September 2022, kaas oo ku saabsan magacaabid wasiirro ka tirsan golaha xukuumadda maamulka …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo Muqdisho Lagu Soo Dhoweeyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo garoonka diyaaradaha ay kusoo dhoweeyeen xubno ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha, xafiiska Ra’iisulwasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha deegaanka Xudur oo guddoomiye cusub doortay Golaha deegaanka degmada Xudur ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xarunta degmada waxaa lagu doortay guddoomiyaha degmada Xudur ee gobalka Bakool. Cumar Abdullahi Mohamud, ayaa loo doortay duqa degmada Xudur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Axmed Madoobe, ayaa xamar kaga qayb galaya shirka wadatashiga dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda dowlad gobaleedyada oo muqdisho ku soo wajahan, Akhriso ujeedkooda Wxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay yimaadaan dhammaan madaxweynayaasha dowlad gobaleedyada dalka, si ay uga qayb galaan shirka wadatashiga dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah DF. Shirka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo guullo ka sheegatay howlgallo ciidamada ay ka fuliyeen Shabeellaha Hoose Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xubna ka tirsan horjoogayaasha ururka alshabaab ay ku dishay howlgal ay ciidamada dowladda ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga gobalka shabeellaha hoose. War ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Guddoomiye Maxkamad Magacaabay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ayaa Xasan Cabdullaahi Cali wuxuu u magacaabay guddoomiyaha degmada Gurceel ee gobolka Galgaduud, kadib wareegto uu soo saaray madaxweynaha, iyadoo goloyaasha…