Madaxweyne Qoorqoor oo Guddoomiye Maxkamad Magacaabay
Sheeko:Arrimaha Amniga
![](https://goobjoog.com/content/uploads/2022/09/qoor-qoor.jpg)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ayaa Xasan Cabdullaahi Cali wuxuu u magacaabay guddoomiyaha degmada Gurceel ee gobolka Galgaduud, kadib wareegto uu soo saaray madaxweynaha, iyadoo goloyaasha dow;adda iyo lamaha amniga laga dalbaday in si hufan ay ula shaqeeyaan mas’uulka loo magacaabay degmada.