1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa Looga Hadlay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Ee Jaamacadda Carab? Wasiirka Arrimaha Dibadda xukuumadda feferalka Soomaaliya Ambassador Abshir Omar Huruse iyo wafti uu hogaaminayay ayaa ka qayb galay shirka 158-aad ee Wasiirada Arrimaha dibadda ee ururka Jaamacadda Carabta, kaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya oo Beenisay Hadal Dhowaan Telefeshinka Laga Baahiyay Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Itoobiya ayaa beenisay hadal dhowaan laga sii daayay Telafishinka dalkaas, kaas oo looga hadlay xaaladda Soomaaliya, iyadoo warbixinta la baahiyay in uu jiro xiriir xubno dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Safiirka Dowladda Finland oo Muqdisho Ku Kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyadda qaranka ee Villa Soomaaliya ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Finland u fadhiya Soomaaliya Mudane Pirkka Tapiola, iyagoo ka wadahadlay arrimo dhowr…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maxaa Kasoo Baxay Shirka Caafimaadka Ee Dowladda Federalka iyo Dowlad Goboleedyada? Waxaa maanta lasoo gabagabeeyay shirkii 4-aad ee wadatashiga Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaraddaha Caafimaadka ee Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobalka Benaadir. Shirka oo socdey muddo sadax maalmood ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Ka Warbixiyay Howlgallo Laga Sameeyay Shabeellaha Hoose Ciidanka Kumaandooska DANAB ee xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 5aad Guutada16 Danab oo Howlgallo Qorsheysan oo lagu amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay deegaanno hoos taga gobolka Shabeellaha hoose ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso:Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha Cusub iyo Duqa Caasimadda Sheekh Yuusuf Xuseen Madaale Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Xasan Shiikh ayaa markii labaad guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa caasimadda u magacaabay Shiikh Yuuusuf Xuseen Jimcaale Madaale, kaas oo horay ula soo shaqeeyay madaxweynaha. October…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Cusub Ee Gobolka Banaadir oo Baaqii Ugu Horeeyay u Diray Shacabka Caasimadda Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa caasimadda Yuusuf Xuseen Jimcaale( Madaale) ayaa war kasoo saaray xilka uu u magacaabay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, isaga oo qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jaamacadda Carabta oo Ballanqaad U Sameysay Baarlamaanka Federalka Soomaaliya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacada carabta u qaabilsan Soomaaliya Amb. Salah Elguneid, iyaga oo kawada…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadgelinta Soomaaliya: Hiigsasho cadaalad iyo amni u ah dhamaan Somalida. Warsaxaafadeed September 7, 2022 Kismaayo, Soomaaliya: Soomaaliya wa dal kasoo kabanaya xasilooni darro sanado badan ka jirtay. In kastoo horumar muuqda oo dhinacyo badan taabanaya la gaaray, hadana xasiloonida Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Yuusuf Madaale oo loo magacaabay duqa Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u magacaabay guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale). Madaale ayaa horay xilkaan u soo qabtay intii uu kal kii…