3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Saameynta Abaaruhu ee Ku Yeesheen Ka Ganacsiga Shaaha Goobjoog ayaa waxay u kuurgashay sicir barar muddooyinkii ugu dambeeyay laga dareemayay Shaaha.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab oo Qarxisay Ceelal Ku Yaalla Gobalka Galgaduud Wararka naga soo gaarayo deegannada Maarsa-mage, Qaayib, Dhuumodle, Cada-kibir, Dhisaq-shurufle iyo cali-wayd oo dhammaan hoostaga degmada Baxdo ee gobalka galgaduud ayaa sheegaya in ururka alsbabaab ay xalay ku gubeen dhammaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirka Baarlamaannada Afrika oo Maanta Furmay iyo Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo shirka Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Afrika, waxaa dowladda Soomaaliya uga qeybgalaya guddoomiyaha Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe , kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xeer Ilaaliyaha Qaran oo Shir Isugu Yeeray Taliska Booliiska Gobolka Banaadir Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka dowladda Soomaaliya Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa xafiiska kulan kula qaatay taliyaha Booliska qeybta gobolka Banaadir Janaraal Farxaan Maxamuud Qaroole iyo saraakiil kale oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga iyo Al-shabaab oo Ku Dagaalamay Gobolka Galgaduud Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug iyo Al-shabaab ayaa waxaa ay ku dagaalameen deegaan hoos taga degmada Gurceel ee Koonfurta Gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidanku ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo Magacaabay Ergay Cusub iyo Lataliyaha Arrimaha Shidaalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa’iideysiga Khayraadka dalka ayaa magacaabay Ergeyga Gaarka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Wakiillada Galmudug? +Sawirro Golaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta oo arbaco ah yeeshay Kalfadhiga 5-aad kulankiisa 5-aad Guddoomiyaha golaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa shir guddoominayey kulanka oo ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Maamulka Gobolka Banaadir Degmooyinkiisa oo Kulan Kayeeshay Tayada Waxbarashada Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta kulan la qadatay Madaxda Agaasinka Waxbarashada iyo Guddoomiye Ku-xigeenada arrimaha Bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubno Kasoo Goostay Al-shaabab oo Lagu Soo Bandhigay Koonfur Galbeed Soomaaliya Taliska hey’adda nabad sugida iyo sirdoonka qeybta dowlad goboleedka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, kusoo bandhigey xubno ka tirsan Al-shabaab oo ay sheegeen in ay isku soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Hormuud Salaam Foundation, oo Matoor Dabka Dhaliya Ugu Deeqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Ee Banaadir Hay’ada Hormuud Salaam Foundatio ayaa matoor dab dhaliye ah oo weyn ugu deeqdey isbitaalka Hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir. Matoorkan ayaa loogu talagalay in isbitaalka uu ku shaqeeyo maadaama isbitaalka…