1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaaliya iyo Japan oo ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka labada Dowladood Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay waxa uu kulan doceed kula yeeshay magaalada Tunis ee uu ka socdo shirka caalamiga ee TICAD8, Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal khasaaro gaystay oo ka socda gobalka Galgaduud Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaaro gaystay oo u dhaxeeyo laba beelood oo walaalo ah ku dhexmaraya deegaanka Barkada ina jiirow oo qiyaastii 45km u jira degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Ammaanka oo Howlgallo Ka Sameeyay Degmooyin Ka Tirsan Muqdisho Ciidamada amniga magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa ay howlgallo dad lagu soo qabtay ay ka fuliyeen degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir, howlgalkaan ayaa waxaa uu sigaar ah uga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Villa Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Kulamada Madaxweyne Xasan iyo Siciid Deni Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya M Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ku sugan magaalada Garoowe ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu ku maamuusay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga oo Howlgallo Kula Wareegay Tuulooyin Ka Tirsan Shabeellaha Hoose Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo nabad ilaalinta ATMIS oo howlgallo ka sameeyay gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in ay Al-shabaab kala wareegeen Tuulooyin dhowr ah oo hoos taga deegaanka Janaale,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Fiqi oo Kulan La Qaatay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Ahmed Moallim Fiqi, ayaa Maanta kulan la qaatay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Anita Kiki Gbeho,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Ka Wadahadleen Guddoonka Golaha Shacabka iyo Guddiga Joogtada ah? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madobe iyo labadiisa ku-xigeen ayaa maanta kulankii ugu horeeyey la qaatay guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka, iyadoo kulanka…
10 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandhigga 100-ka Maalin ee Madaxweyne Xasan Shiikh Madaxweyne Xasan Sheekh oo dowladdiisa ay haatan 100 maalin jirsatay, waxaa uu ku guuleystay inuu qabto hawlo badan oo hortabin u lahaa maamulkiisa, una badnaa boogadhayid iyo hagaajinta hillinka dowladnimada,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa Looga Hadlayaa Shirka TICAD Ee Tunisia Ugu Furmay Madaxda Afrika Iyo Japan? Waxaa maanta magaalada Tunis ee caasimadda dalka Tunisia ka furmay shirka caalamiga ah Tokyo ee Horumarinta Afrika, kaasi oo socon doona muddo laba maalmood ah, waxaa furay Madaxweynaha Tunisia, Qays…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya: UNICEF oo cambareysay duqayn lagu dilay carruur Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan Carruurta UNICEF, ayaa si adag u cambaareysay weerarka duqaynta ah ee lala beegsaday xannaano ku taalla gobalka Tigrayga. Inta la xaqiijiyay afar qof ayaa duqaynta…