1 daqiiqo Sheeko:Dalka OGEYSIIS: Tababar muhiim ah iyo shaqo-abuur Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Dhalinyarada Soomaaliyeed in Dugsiga Sare ee Farsamada Gacanta Buruuj oo kaashanaya Hay’adda Hormuud Salaam Foundation iyo Shirkada Rikaab, uu bixin doono koorso la xiriirta barashada farsamada…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasiirka Waxbarashada Faarax Shiikh Cabdulqaadir oo Xilka La Wareegay Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta si rasmi ah xilka kala wareegay wasiirkii hore ee waxbarashada Mudane Cabdullaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Laftagreen oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Ammniga Koonfur Galbeed Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta shir gudoomiyey kulan deg deg ah oo ay isagu yimaadeen Saraakiisha laamaha amniga qeybahooda kale duwan, saraakil kamid…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wafdi Ka Socda Mareykanka oo Hargeysa Kula Kulmay Madaxweyne Muuse Biixi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada magaalada Hargeysa wauxuu ku qaabiley wefti ballaadhan oo ka socdadowladda, Maraykanka, kuwaas oo isugu jira diblamaasiyiin, saraakiil dhanka ciidan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cali Guudlaawe oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Hirshabeelle Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoomiyay shirka guddi hoosaadyada golaha wasiiradda ee tiirarka siyaasadda loo dhanyahay, Amniga iyo Cadaaladda. Kulankaan ayaa looga hadlay xaqiijinta nabad…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Kenya 2022: Baaqa Goobjoogayaasha Caalamka iyo Wararka Been Abuurka Ah Khamiistii 11-kii Ogosto, guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudada ee IEBC ayaa bilaabay in ay xaqiijiyaan natiijadii madaxtinimo ee laga soo doortay 291 deegaan doorasho, iyadoo natiijadii ugu horeysay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Yaa Weeraray qooraga buugga ‘Aayadaha Shaydaanka’?| Salman Rushdie. Waxaa Jimcihii lagu weeraray xarunta machadka Chautauqua Institution ee galbeedka gobolka New York ee dalka Mareykanka, qoraaga reer Britain ee Salman Rushdie. Weerarka ayaa yimid xilli uu qoraaga hadal ka jeedinayay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaali Aas ka qayb galeysay oo rasaas lagu furay Booliiska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa shaaciyay in la dilay ugu yaraan hal qof, mid kalena uu ku dhaawacmay kadib markii rasaas qof hubaysan uu ku furay dad Soomaali…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Wararkii ugu dambeeyay weerar ciidamada Canfarta ay ku qaadeen Dowlad Deegaanka Soomaalida Waxaa xaalad kacsanaan ah ay ka jirtaa gobolka Siti ee dowlad deegaanka Soomaalida, kadib markii ay weerar ku soo qaadeen ciidamada Canfarta. Ciidamada Canfarta ayaa la sheegay in weerar ay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Ka Hadlay Mudaharaadyadii Somaliland Ka Dhacay Guddoomiyahay golaha shacabka Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa dhankiisa waxaa uu baaq u diray hoggaanka Somaliland, waxaana uu sheegay in looga baahan yahay in ay xaaladda dejiyaan oo liiska…