2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergayga Abaaraha, Madaxa USAID iyo Danjireyaasha Kale oo Kawada Hadlay Abaaraha Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxa ugu sarreeya hay’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Faahfaahisay Sababta BBC-da Looga Mamnuucay Deegaannadeeda Wasiirka warfaafinta Somaliland Suleemaan Yuusuf Cali Koore ayaa qoraal uu soo saaray waxaa faahin looga bixiyay sababta deegaannada Somaliland looga mamnuucay ka dhageysiga laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamsa oo Golaha Shacabka Hortagayo Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa beri oo Isniin ah la isugu yeeray in ay soo xaadiraan kulan ka dhacaya xarunta Villa Hargeysa. Mudanayaasha ayaa loo diray…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh oo Masar u duulay Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambobaxay magaalada Qahira ee caasimadda dalka Masar. Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa in ay Qahira kula kulmaan madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaadka Miirooga oo Muqdisho Ka Soo Dagay Wasiirka beeraha dalka Kenya Peter Gatirau Munya, ayaa sheegay in maanta oo Axad ah ay magaalada Muqdisho ay tageyso diyaaraddii ugu horeysay ee sidda qaadka Miirooga ee ka baxa dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Guddiga La Dagaalanka Musuqmaasuqa oo Kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta waxaa uu la kulmay Guddiga madax-banaan ee la dagaalanka musuqmaasuqa, guddiga ayaa guddoomiyaha kala haday arrimo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan iyo Madax Hey’adda USAID oo Kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Gargaarka Maraykanka (USAID) Danjire Samantha Power, kulanka ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli dalka ay…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan oo Ku Jira Safarro Boogodhayid ah! Marka laga reebo safarka maanta la filayo inuu ku tagayo dalka Masar, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu tan iyo markii la dooray ee Bishii May 15 dibadda u…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Xiriirka Soo Jireenka Ah ee Qahira iyo Muqdisho Tan iyo markii la doortay madaxweynaha Soomaaliya 15 May, sanadkaan waxa isbaddal wayn ku dhacay hanaankii shantii sano ee la soo dhaafay loo maamulayay siyaasadda arrimaha dibadda dalkeenna. Soomaaliya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Maanta Ku Wajahan Dalka Masar Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa lagu wadaa inuu maanta u ambabaxo dalka Masar, kadib casuumaad rasmi ah uu ka helay dhiggiisa dalkaas Abdel Fattah…