1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Dil iyo Dhaawac ka dhacay Gobolka Mudug Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil ka dhacay waqooyiga magaalada Galkacayo ee xarunta gobalka Mudug dhinaca Puntland. Dilka ayaa loo gaystay wiil dhalinyaro oo kamid ah dhalinyarada magaalada,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Wasiirka Caafimaadka oo hortagaya Baarlamaanka Wasiirka Caafimaadka dowlad gobaleedka Puntland Jaamac Faarax Xasan , ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah uu hortago mudanayaasha golaha wakiilada Puntland. Xildhibaannada oo maanta kulan koodii caadiga ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaaliya iyo Kenya oo Heshiis Kala Sixiixday Madaxweynayaasha dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo ku kulmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kawada hadlay arrimo dhowr ah, kuwaas oo ku qotoma iskaashiga, xoojinta xiriirka labada dal iyo isdhaafsi…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Safar Gobolka ah Uga Bilowday Kenya, Ogow Sababta Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa safar maanta ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo ay uu uga bilowday safar uu marayo wadamada gobolka, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shiikh Aadan Siiro oo Goordhow Geeriyooday Allah unaxariistee waxaa goordhow dalka Hindiya Shiikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey ( Aadan Siiro) oo kamid ahaa culimada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaano gudaha dalka iyo dibadda, sida ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Golaha Wasiirrada Jubbaland oo Ka Qabsoomay Kismaayo Madaxweynaha Dowlad Goboleed Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan, kaas oo maanta ka qabsoomay magaalada Kismaayo ee xarunta Kumeel…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaabiis Toogasho Ku Xukunnaa oo Ka Baxsatay Xabsi Ku Yalla Gaalkacyo Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa maxaabiis ka baxsatay xabsiga ku yaalla waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, maxaabiistaan ku xirnaa xabsiga ayaa waxaa lagu soo eedeeyay kamid ahaanshiyaha Al-shabaab,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Warbixin Siiyay Waalidiinta Ciidanka Eritrea Lagu Tababarayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay qaar ka mid ah waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka u jooga dalka Ereteriya, kuwaas oo maalmihii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Jubbaland iyo Mareykanka oo Kawada Hadlay Dagaalka Al-shabaab Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Safiirka dawladda Maraykanka ee Soomaaliya Larry Andre oo isaga iyo wafdiguusu ay maanta gaareen magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Puntland oo Hortay Golaha Wakiillada Maamulkaas Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Goboleedka Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 19-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha uu uu yeeshay, kaas oo maanta ka qabsoomay xarunta magaalada Gorowe. Fadhiga…