2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisulwasaare Xamse oo Si-rasmi ah Xilka Loogu Wareejiyay Munaasabad maanta ka dhacaday magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa sirasmi ah xilka kula wareegay Ra’iisulwasaaraha cusub ee xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, kaas oo 25-kii bishaan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka oo Markale Ka Dooday Miisaaniyadda Qaranka Labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya oo maanta kulanka wadajir ah ku yeeshay Muqdisho ayaa ka dooday miisaaniyadda qaranka, xildhibaannada ayaa dood galiyay miisaaniyadda 2022 oo dhowaan lasoo gudbiyay,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Miyuu Kacay(Falisay) Dal weynihii Raashiya..? Ruushka ayaa markii ugu horeysay muddo qarni ku dhow iska bixin waayey deynta lacagaha qalaad ee lagu leeyahay, isniintii shalay ayuu ku ekaa waqtigaa loo ogolaa in Ruushku ku bixiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khilaafka Sudan iyo Itoobiya oo Cirka Isku Shareeray Waxaa sare u sii kacday xiisadda colaadeed ee ka soo cusboonaatay dalalka Sudan iyo Itoobiya, taas oo salka ku hayso dil ciidamada Itoobiya ay u gaysteen dad rayid ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maraykanka oo Raadinaya Sababta Dhimashada 46 Qof Booliiska gobalka Texas ayaa baadi goobayay sababta ka dambaysay dhimashada in kabadan 46 qof kuwaas oo maydadkooda laga helay gaari xamuul ah, oo yaallay magaalada San Antonio, ee gobolka Texas. Qaarkamid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda oo Howlgallo Qorsheysan Xaafadaha Muqdisho Ka Sameeyay Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxayo howlgallo qorsheysan oo xalay ciidamada dowladda ay xalay ka fuliyeen qaar kamid ah degmooyinka gobalka Banaadir. Howlgalkan oo ciidamada ay ka fuliyeen qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxaa looga hadlay kulanka Guddoonka Golaha Shacabka iyo Qaar Kamid Ah Guddoonka Baarlamaanada DG Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka, ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah guddoomiyayaasha golaha wakiilada maamulada dalka. Aadan Maxamed Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Labada Gole Baarlamaanka oo Maanta Kulamaya Waxaa maanta oo Talaado ah laguw adaa in ay kulankooda wadajirka ah ay yeeshaan xildhibaannada labada aqal ee baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya. Labada gole ayaa kulankooda maanta lagu wadaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cali Guudlaawe oo Amray in Mudisho Loosoo Qaado Dhaawaca Saxafiyiintii La Qarxiyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Xuseen Guudlaawe ayaa qadka telefanka kula xiriiray wariyeyaashii ku dhaawacmay qarixii saakay ka dhacay duleedka magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Madaxweyne Guudlaawe ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbaland oo Kulan La Qaatay Haweenka Degmada Dhoobley Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta la kulmay ururka haweenka ee Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose,madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminaayo ay gaareen magaalada. Haweenka Degmada Dhoobley…