1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddi u Magacaabay Aaska Qaran ee AUN Prof Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Sare ee Kenya oo Amar Adag Duldhigtay Ciidanka Rabshadaha Ka Hortaga Xilli ay dalka kenya weli ka socdan dibadbaxyo waaweyn oo ka dhan ah sharci muran badan dhaliyay oo ay dhowaan dowladdu soo saartay, islamarkaana tirada dhimashada bannaanbaxyadaasi sababeeni ay gaartay ku dhawaad 30 qof.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Safiirka Dowladda Soomaaliya ee Ciraaq oo Gaaray Baqdaad iyo Madaxweynaha oo Warqadaha Ka Guddoomay Madaxweynaha dowladda Ciraaq Mudane Cabdiladiif Jamaal Rashiid ayaa waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee dowladda federalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Ciraaq Danjire Ridwaan Xirsi Maxamed.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka oo Tacsiyeeyay Geerida Marxuum Jawaari Guddoonka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maanta ku dhintay magaalada Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Tacsiyeeyay Geerida Professor Jawaari Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Gudoomihii Hore ee Golaha Shacabka oo Geeriyooday Kumuu Ahaa Jawaari? Gudoomihii hore Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goor dhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho Sida ay xaqiijiyeen masuul ka tirsan Dowladda Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Bolivia oo Meesha Ka Saaray Inuu Wax Ka Ogaa Arrimaha Afgambigii Fashilmay Madaxweynaha Bolivia Luis Arce ayaa beeniyay inuu ku luglahaa ama uu horay u ogaa isku daygii afgambi ee dhicisoobay ee dhowaan ka dhacay dalkaas, kaas oo uu hoggaaminayay taliyihii hore militariga oo ku eedeeyay madaxweynaha.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqanka & Buugta Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ayaan Darro Ku Tilmaamay Heestii Hargeysa Xabashi Looga Amaanay Wasiir arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay inay ayaan darro tahay in xilli ay Dadka Soomaaliyeed oo u dabaal-degaya maalmaha Xoriyadda in Hargeysa looga heeso.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Wasiirka Amniga Jubbaland oo Ku Baaqay in Wadajir Loo Wajaho Dagaalka Al-shabaab Wasiirka Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay Howl-gallada ka socda deegaanada Jubbaland oo ay wadaan Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dowlad gobolleedku oo maalmihii la soo dhaafay tuulooyin dhowr.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Doorashada Madaxtinimada Iran oo Maanta loo Dareerayo, Kadib Geeridii Madaxweynihii Hore Dadka reer Iran ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta si ay u doortaan madaxweynaha cusub ee jamhuuriyadda islaamiga ah oo ay ku tartamayaan afar musharax ka dib geeridii madaxweyne Ibrahim Raisi.