1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ergayga Gurmadka Abaaraha iyo Wasiirrada Gargaarka Dowlad Goboleedyada oo Kulmay Eraygayga arrimaha Gargaarka iyo Abaaraha u qaabilsan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaatay wasiirrrada gargaar dowlad goboleedyada qeybta ka ah dowladda federalka Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Aqalka Sare? Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku yeeshay kulankoodii 5-aad ee Kalfadhiga 1-aad ayaa meel mariyay hab-dhowraha Golaha Aqalka Sare iyo ku xigeenkiisa. Fadhigii Guud Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlayaa Shirka Wadatashiga Qaran Ee Muqdisho Ka Furmay? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta ka furmay Madaxtooyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wariye Yaasmiin Mayoow Oo Geeriyootay Allaah unaxariistee waxaa goordhow gudaha dalka Turkiga ku geeriyootay wariye Yaasmiin Maxamed Mayoow oo kamid aheyd saxafiyiiinta Soomaaliyeed ee muddada kusoo jiray howlaha saxaafadda. Yaasmiin ayaa muddooyinkii dambe waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka Oo Muqdisho Ka Furmayo Madaxweynaha dalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ee maanta uu shir uga furmo xarunta madaxtooyada. Shirka ayaa lagu wadaa in ay ka soo qayb…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland: 40-kun Arday Ah Oo Imtixaanka Shahaadiga U Fadhiisatay Waxaa saaka deegaanada Somaliland ka bilaabmay Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo kan dhexe, kaas oo ay qaaddo wasaaradda waxbarashada iyo sayniska ee Somaliland. Imtixaanka ayaa waxaa sanadkaanu fadhiistay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga UCID iyo WADANI: Dib Ayaan U Dhignay Banaabixii Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADANI ayaa sheegay in ay dib u dhigeen banaanbax ay soo abaabuleen oo maanta lagu balan sanaa in uu ka dhaco magaalada Hargeysa. Banaanbaxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Dhoofinta Khaadka Laba Todobaad Gudahood Ayaa La Bilaabaya Wasaaradda beeraha Kenya ayaa sheegtay in dib loo bilaabayo dhoofinta khaadka Kenya ee loo iibgeynayo dalka Soomaaliya. Hadalka wasaaradda ayaa sidoo kale lagu sheegay in arrintaan ay kawada hadleen labada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaare Dhaliyay oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Qarax loo adeegsaday Bamka gacanta laga tuuro ayaa waxaa caawa lagu weeraray ciidamo ka tirsan Milatariga dowladda federlka Soomaaliya xilli ay ku sugnaayeen goob maqaaxi ah, waxaana soo baxaya khasaare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Tirada Caruurta Ugu Geeriyoonaysa Nafaqo Darrida Soomaaliya oo Sii Kordhaysa Abaarta baahsan ee ka jirta dalka ee saameysay malaayiin qof oo Soomaali ah ayaa waxaa laga muujinayaa cabsi in ay isku badasho macluul soo food saarta dad badan oo ay…