U bood dhigaalka

Kenya: Dhoofinta Khaadka Laba Todobaad Gudahood Ayaa La Bilaabaya

Juun 11, 2022
Wasaaradda beeraha Kenya ayaa sheegtay in dib loo bilaabayo dhoofinta khaadka Kenya ee loo iibgeynayo dalka Soomaaliya.