1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Colombia Oo Xabsi Guri Lagu Xukumay Maxkamad ku taalla dalka Colombia ayaa madaxweynihii dalka ku xukuntay ganaax dhan 4 kun oo doolar iyo xabsi guri shan maalmood ah, kaddib markii ay ku heshay dembi ah in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug Oo Ansixisay Sharciyo Cusub Golaha wasiirada maamulka Galmudug ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay hindisa sharciyeedyada guddiga doorashada galmudug iyo ururada iyo xisbiyada siyaasadeed ee Galmudug. Kulan ay isugu yimaadeen golaha wasiirada Galmudug oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaaro Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Kenya Wararka naga soo gaarayo gudaha dalka Kenya ayaa sheegaya in shil gaari oo gaystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay ismaamulka Kitui. Inta la xaqiijiyay adad gaarayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Haweeney Maalmo Lagu Weysnaa Baydhabo oo Meydkeeda Lasoo Helay Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo helay meydka haweenay maalamaha lagu waysanaa gudaha magaalada baydhabo ee xarunta KMG u ah maamulka, haweenayda…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Midowga Iskuullada Gobolka Banaadir oo Qaadacay Imtixaanka Shahaadiga Midowga dugsiya waxbarashada gobolka Banaadir iyo midowga Daldaha waxbarashada ayaa sheegay in aysan ka qeyb gali doonin Imtixaanka Shaadiga ah ee dugsiyada sare ee Fasalka 12-aad oo 18-ka bisha, wasaaraddu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deeq Gargaar ah oo Lagu Qeybiyay Gobolka Banaadir+Sawirro Qoysas danyar ah oo ku nool degmooyinka qaar ee gobolka Banaadir ayaa waxaa maanta la gaarsiiyay deeq raashin ah, waxaana goobjooga ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka gobolka ee arrimaha bulshada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Goddoomiye Aadan Madoobe oo Kormeeray Xarunta Baarlamaanka+Sawirro Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kormeer iyo indha indheyn ah ku tagay xarunta weyn ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya , taas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Degmado Ka Tirsan Galmudug oo Maamul Cusub Loo Magacaabay Wasaaradda arrimaha gdaha federalka iyo dib u heshiisiinta maamul goboleedka Galmudug ayaa maamul cuasub u magacowday degmada Ceelgaras ee gobolka Galgaduud, kadib wareegto kasoo baxday wasiir Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi-Waayeel) …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cumar Seerbiya Oo Hargeysa Lagu Xiray Wariye Cumar Seerbiya oo kamid ah wariyayaasha Soomaaliyeed ayaa lagu xiray goordhaw garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Xarigga wariyaha ayaa yimid kadib markii wariyaha uu ka dagay garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Kasoo Hayaamaya Abaarta oo Soo Gaaraya Xeryaha Barakacayaasha Dhibaatada banii’aadnimo iyo abaarta ka jirta Soomaaliya ayaa kasii dareysa, waxaana xeryaha barakacayaasha soo gaaraya daqiiqad walba dad dhibaateysan oo u badan haween, caruur iyo da’. Sida ay todobaadkan sheegtay…