1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan iyo Bulshada Rayidka Oo Ka Hadlay Abaaraha Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa shir guddoomiyay shir looga hadlayay arrimaha abaaraha dalka oo muddooyinkii la soo dhaafay ku dhuftay gobala fara badan. Shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa guddoomiyaha golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo La Kulmay Safiirka Qatar Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaatay safiirka dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Ambassador Hassan bin Hamza Hashem., iga oo kawada hadalay arrimo dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo La Kulmay Safiirka Sucuudiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dowladda Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya Ahmed Bin Mohamed Al-Muwallad, iyaga oo kawada hadalay arrimo dhowr ah oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Finland iyo Sweden Oo Codsaday Ku Biirista NATO Xoghayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in Finland, Sweden ay si rasmi ah u codsadeen inay ku soo biiraan isbahaysiga milatari ee ugu weyn adduunka NATO, tallaabadaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Kula Wareegay Deeggano Ka Tirsan Gobalka Baay Ciidamada xoogga dalka ayaa la wareegay deegaanno ka tirsan gobalka Baay, kuwaas oo horay ay ugu sugnaayeen xubna ka tirsan ururka al-shabaab. Howlgallo qorsheysan oo ciidamada xoogga ay ka sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Midawga Musharixiinta Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulama la qaatay xubnaha midawga musharixiinta xilka madaxweynaha ee doorashadii dhawaan dalka ka dhacday. Xasan Sheekh ayaa musharixiinta kala hadlay sidii loo dardargelin lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan iyo IMF oo Kulan Fogaan Aragga ah Yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo siihayaha Wasiirka Maaliyadda mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan fogaan arag ah la qaatay Madaxda hey’adda dhaqaalaha Aduunka (IMF),kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan oo Kulan La Qaatay Madaxda Dowlad Goboleedyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan la qaatay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada qeybta ka ah dowladda federalka, waxaana uu ahaa mid isxogwareysi ah,salaan iyo booqasho ay ugu yimaadeen…
2 daqiiqo Sheeko:War Muxuu Jacaylku iiga Dhigan Yahay? Jacaylku waxa uu iiga dhigan yahay dhul ommos ah oo ay abaari engejisay oo uu roob mahiigaan ahi helay. Waxa uu jacaylku iiga dhigan yahay hooyo madhasho ah iyo aabbe…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Burundi oo Dib Ugu Laabtay Ceelbaraf Ciidamada Burundi ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee ATMIS ayaa maanta dib ugu laabtay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellada dhexe, kadib howlgal ciidanku ay qaadeen iyagoo…