2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi : Shacabka Muqdisho Waan U Mahad Celinayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biiix Cabdi ayaa ka hadlay lacagtii dhowaan ay fasaxday dowladda federalka, taas oo uu amray ra’iisulwasaaraha dalka, waxaana uu uga mahadceliyay tallaabada uu qaaday Maxamed Xuseen Rooble,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga FEIT Oo Todobaadkii Labaad Wadda Bixinta Shahaadooyinka Xildhibaannada Guddiga doorashooyinka heer federaal FEIT ayaa todobaadkii labaad ka wada magaalada Muqdisho bixinta shahaadooyinka xildhibaanada labada aqal. Waxaa tan iyo saaka shahaadooyinkooda qaatay xildhibaanada kala ah :- 1. Farhan Ali…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Jubbaland Ka Tiri Eryitaankii Francisco Madeira? Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa noqday maamulkii ugu horayay ee ka hahday go’aankii Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Maxamed Xuseen Rooble uu dalka kaga eryay danjirihii midowga Afrika Francisco Madeira, kaas oo 48…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dil Ka Dhacay Cabudwaaq iyo Sababta Ka Dambaysay Warar kala duwan ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dil saakay nin shacab ah loogu gaystay gudaha magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxaana wararku ay sheegayaan inuu ahaa dawal gadiidka Khaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo Ku Guulaysatay Heshiisiinta Beelo Dagaalamay Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa ka qayb galay munaasabadda gunaanadka shirka nabadaynta beelaha walaala ah ee dirirtu ku dhex martay deegaanada Saax-maygaag…
4 daqiiqo Sheeko:War Farmaajo iyo Mas’uuliyiin Waqooyi ah oo Ka Xayiray Somaliland Qoondo uu Fasaxay Xasan Sheekh! Guddiga gurmadka ee suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, Somaliland ayaa arbacadii la gaarsiiyey ilaa 12,700.000, lacagtaas oo xukuumada ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ugu yaboohday gurmadka dabkii khasaaraha badani ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Danjirahii Midowga Africa oo Shaqadii Laga Eryay iyo Farmaajo oo Ka Horyimid Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqadii Safiirnimo ee Soomaaliya uu ku joogay ka eryay danjirahii midowga Africa Fransisco Madeira, waxaana lagu amray inuu dalka isaga baxo muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga FEIT oo Maan Shahaado Siiyey Xildhibaanno Labada Aqal ah Guddiga doorashooyinka dadban heer federal ee FEIT ayaa maalintii shanaad waxaa uu wadaa bixinta aqaansiga iyo shahaadada xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya labadiisa aqal, iyadoo ku dhowaad 20…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hishabeelle oo Shaacisay Jadwalka Doorashada Kuraas Golaha Shacabka ah Guddiga doorashooyinka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta shaaciyay jadwalka 3 kursi, oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, kuwaas oo doorashadoodu tahay magaalada Jowhar ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda iyo AMISOM oo Howlgal Ka Sameeyay Hiiraan Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa midowga Africa ee AMISOM ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgal amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyeen degmada Buulo Burde ee goboka Hiiraan ee Hirshabeelle.…