1 daqiiqo Sheeko:Dalka Inta Badan Wadamada Muslimka ah oo Barri Laga Soomayo Waxaa maalinta barri ah laga soomayaa inta badan wadamada Muslimiinta, kuwaas oo caawa shaaciyey in barri oo Sabti ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaana laga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nin Xaaskiisa oo Xaamilo ah Ku Dilay Hargaysa Nin ayaa waxaa uu xaaskiisa oo xaamilo ah uu ku dilay gudaha magaalada Hargeyso ee xarunta Somaliland, waxaana warar dheeraad ah ay kasoo baxayaan sida dilka uu u dhacay iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga FEIT oo Fariin Xildhibaannada Cusub Ee Baarlamaanka 11-aad Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIT oo xalay soo gudbiyey liiska xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka 11-aad Jamuhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa baaq u diray xildhibaannada la shaaciyey iyadoo loogu baaqay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Soo Dhoweysay Qaraarka Golaha Ammaanka. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay soo dhoweyneysay Qaraarka Golaha Ammaanka ee tirsigiisu yahay 2628 (2022) ee ku saabsan howlgalka ATMIS oo bedelay AMISOM oo horay ciidan ugu shaqeeyey. Qaraarka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Rooble oo Ka Hadlay Liiska Xildhibaannada, Fariinna u Diray FEIT Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maaxmed Xuseen Rooble waxa uu u hambalye eyay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT oo shaaciyay najiijada doorashada mudaneyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xogheyahii Guddiga Guud ee Doorashada oo Loo ceyriyey Qas iyo Iska horkeenid Guddoomiyaha Guddiga doorashada ee dadban Miuuse Yuusuf oo ceyriyey xogheyaha guud ee FEIT kadib markii uu ku kacay qaska doorashada iyo iska horkeenista guddiga. Cabdixakiim Aadan oo ah shakhsiga laga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka FEIT oo Ku Dhawaaqay Liiska Xildhibaannada Golaha Shacabka Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIT ayaa caawa ku dhawaaqay liiska xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka 11-aad ee golaha shacabka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, kuwaas lagu soo kala doortay maamullada dalka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka FEIT oo Ku Dhawaaqay Liiska Xildhibaannada Aqalka Sare Guddiga doorashooyinka heer federal ee FEIT ayaa goordhow ku dhawaaqay liiska doorashada xildhibaannada aqalka ee Baarlamaanka Jahmhuuriyadda federal Soomaaliya, kuwaas oo ka kooban 54 Senators, kuwaas oo kala matalaya dowlad…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madiino Caamir: Kursiga Aamino Kuma Qanci Karno Inuu Ku Fariisto Qof Aan Dumar Aheyn Madiino Caamir Maxamed oo xubin ka ah guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee doorashada golaha shacabka oo ka hadashay qoondada haweenka ayaa dul istaagtay geeridii ku timid Allah unaxariistee Xildhibaan Aamino…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle: Guddiga Soo Xulaya Ergada Kuraas Golaha Shacabka ah oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saaray guddiga soo xulaya ergada kala dooranaysa laba kursi, kuwaas oo ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya. Kuraastaan ayaa…