1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Puntland oo Markii Ugu Horeysay Bilowday Diiwaangalinta Xogta Caafimaadka Dadka Booqanaya Xarumaha Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka Puntland oo ka duulaysa horumarinta iyo casriyaynta xogta bukaanada booqanaya xarumaha caafimaadka ayaa labadii xarumood oo ugu horayay ka bilawday diwaangalinta xogta caafimaadka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya oo Ka Qeybgalay Shirka Halbeegyada Afrika ee ARSO Wafdi ka socda Hay’adda Tayo-dhawrka Soomaaliyeed ayaa magaalada Abuuja ee dalka Nigeria kaga qeyb galaya shirka 30aad ee xubnaha hay’addaha Halbeegyada Afrika ee ARSO.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Gaashaandhigga oo Kulan Gaar ah La Qaatay Safiirka Dowladda Sweden Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mudane Joachim Waern ayaa kala hadlay.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Haweeney Jaamacad Ka Qalin Jabisay Iydoo 105 Sano Jir ah Waxaa dunida hadal-hayn ka dhalisay qalin-jabinta Haweenay 105 jir ah oo lagu magacaabo “Ginger Hislop”, taasoo ka qalinjabisay jaamacadda caanka ah ee Stanford university ee dalka Mareykanka.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda Soomaaliya oo Safiirada Midowga Yurub Kala Hadashay Dagaalka Al-Shabaab Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa la kulmay safiirro ka socday dalalka Midowga Yurub, kaasi oo looga hadlay arrimaha amniga, ciribtirka Shabaab.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda Soomaaliya oo Ka Warbixisay Guulaha Laga Gaaray Dagaalka Al-shabaab Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in guulo laga gaaray howlgallada ka dhanka ah kooxda Kooxda Al-Shabaab ee ka socda gobollada dalka Tan iyo markii uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku dhawaaqay.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Siihayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha .
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 34 Ruux oo u Geeriyootay Cabsita Khamri Aan Sharci Aheyn Gudaha Dalka Hindiya Ugu yaraan 34 qof ayaa dhimatay, iyadoo tobanaan kale lagu daweeyay isbitaal, ka dib markii ay ku cabbeen khamri si sharci darro ah looga soo saaray gobolka Tamil Nadu ee koonfurta Hindiya, sida ay masuuliyiintu sheegeen.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA SARE EE DALKA Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Safar Ugu Amababaxay Hindiya Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Shiinaha, halkaas oo ay kaga qayb-gali doono shirka Guddoomiyeyaasha.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Milatariga Israel oo Quus Ka Taagan Dagaalka Qaza iyo Khilaaf Xoogga oo Ka Dhextaagan Afhayeenka militariga Israa’iil ayaa daaha ka qaaday khilaafka sii ballaaranaya ee u dhaxeeya hoggaanka siyaasadda iyo ciidamada, isagoo su’aal galiyay hadafka dagaalka lagu hoobtay ee marinka Qasa oo uu sheegay.