2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Maxay Ka Dhigan Tahay Tagitaanka Axmed Madoobe Deegaanka Buulo Xaaji oo Shabaab Laga Saaray? Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho ku tagay deeegaanka BuuloXaaji ee gobolka Jubada Hoose oo dhawaan laga xoreeyay Al-shabaab, xillli uu halkaas kula hadlay boqolaal shacab ah.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Mareykanka oo Walaac Ka Muujisay Wadashaqaynta Dhexmartay Kooxaha Shabaab iyo Xuutiyiinta Kooxda Al-shabaab ayaa wax ka beddeshay dhammaan qorshahoodii shaqo ka dib guulihii ay gaareen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed labadii sano ee la soo dhaafay, taas oo looga saaray deegaanno iyo degmooyin badan.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dab Xooggan oo Ka Kacay Xaafad Katirsan Degmada Cabdulwaaq iyo Faahfaahin Laga Helayo Sida ay sheegayaan warka imaanayaan gobolka Galgaduud dab xoog leh oo ka dhashey gaari booyad ah oo Shidaal sida ayaa ka kacay xaafad ka tirsan magaalada Caabudwaaq oo lagu magacaabo Koowda Luuliyo.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Xubin Ka Tirsan Al-shabaab oo Isku Soo Dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Ibraahim Sheekh Aadan oo magaca afgarashada kooxda Alshabaab dhexdeedu ahaa (Yowkoyow) ayaa isku soo dhiibay laamaha nabad-galyada degmada Waajid ee gobolka Bakool, sida ay sheegtay warbaahinta dawladdu.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweynaha Hirshabeelle oo Kulan Sanadeed Uga Qeybgalay Deegaanka Ceeloow Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta deegaanka Ceelloow ee Degmada Warsheekh kaga qeyb galay kulan-sannadeed uu halkaasi ku qabtay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliiska Gobolka Banaadir oo Amarro Kasoo Saaray Gaadiidka Taarigo La’aanta Ku Socda Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa soo saaray ogaysiin bulshada ku nool Muqdisho iyo hareeraheeda loogu sheegay in maanta ka dib aan la oggolaa doonin gaadiid aan Taarigo laheyn oo maraya waddooyiinka Caasimadda.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxay Tahay Halista Aan Lagu Baraarugsaneyn ee Ku Lamaanan Maalmaha Ciidda? Ciiddu guud ahaan dadyowga islaamka ee daafaha dunida ku kala nool iyo bulshooyinka deriska la ahba waxay u tahay ammin ama xilli farxad iyo rayn rayn leh oo dabbaaldeg iyo niyaayar astaan u ah, islamarkaana dareen wanaagsan.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda Soomaaliya oo Ka Warbixisay Howlgal Lagu Dilay Xubno Al-shabaab ah Ku dhowaad 30 xubnood oo ka tirsan ururka Alshabaab ayaa lagu dilay howlgal ay iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka iyo saaxiibada caalamka, sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo kormeertay xaaladda ay ku sugan yihiin Xujeyda Soomaaliyeed Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali oo uu wehliyo Madaxa xafiiska Arrimaha xajka Wasaaradda Dr Khadar Daahir ayaa xalay kormeerayay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hoggaamiye Burcad Badeed oo Gacanta Lagu Dhigay iyo Booliiska Gobolka Mudug oo Ka Hadlay Ciidanka booliska Gobolka Mudug oo magalada Galkacyo ka sameeyay howlgal ku saabsanaa la dagaalanka burcadbadeeda ayaa gacanta Kusoo dhigay Taliyihii hogaaminayay ciidankii burcad badeeda ee 5 Milan.