1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Afartii Kursi Ee Ugu Dambaysay Dhuusamareeb oo La Doortay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa maanta lagu doortay afar kursi,kuwaas oo ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, oo 18 cisho lagu daray…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kuraasta Beelaha Banaadiriga oo Muqdisho Lagu Dooranayo Waxaa saakay gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ka socda doorashada shan kursi, kuwaas oo ay leeyihiin Beelaha Banaadiriga, kuwaa ku matalaya Baarlmaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muddo Kordhin Loo Sameyay Waqtiga La Dhameynayo Doorashada Baarlamaanka Kulan dhanka fogaan aragga ah oo ay yeesheen madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo ra’iisul wasaare Rooble ayaa looga hadlay sidii loo dardar gelin lahaa howlaha doorashooyinka. Shirka oo uu shir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada Hadleen Rooble iyo Ku-xigeenka Xoghayaha Ee Qaramada Midoobay? Ra’iisulwasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay ku-xiigeenka wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadminimada Adam Cabdulmowlaa. Mas’uulyiinta ayaa kawada hadlay arrimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland oo Ka Warbixisay Howlgallo Laga Sameeyey Duleedka Jamaame Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan, kaas oo ka qabsoomay magaalada Kismaayo ee xarun KMG maamulkaas.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Goorta Ay Dhacayso Doorashada Xildhibaannada Banaadiriga Guddiga doorashooyinka Beelaha Banaadiriga ayaa shaaciyey waqtiga laqanayo doorashada shan kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda fedelka Soomaaliya ay ku yeelanayso beesha oo ku matali doono…
4 daqiiqo Sheeko:War MAXAA HORTAAGAN HORUMARKA K/CAGTA SOOMAALIYEED? Sida laga warqabo, waxaa mudooyinkan danbe jiray khilaaf mudo soo jiitamaayey oo kadhex-aloosnaa maamulka sare ee Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed. Khilaafkan ayaa saameyn xoogan ku yaashay dhamaan howlihii caadiga ahaa…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dawlad Cusub Oo kusoo Biirtay Dagaalka Ukrain Iyo Weli Duqeymihii Ruushka Oo Socda Saacadihii la soo dhaafay waxaa la arkayay isbadello deg deg ah tan iyo markii madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu ku dhawaaqay in la billaabay howlgal milateri ee Ruushku ka fulinayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg Deg | Putin oo ku dhowaaqay dagaal ka dhan ah Ukrain iyo duqeymo kusocda Keiv Madaxweynaha dalka Ruushka Veladamir Putin ayaa ku dhawaaway dullaan ka dhan ah Jamahuuriyadda Ukrain ee dariska la ah dalkiisa waxaana ciidmada Ruushka uu faray inay galaan dalkaasi. Sida warbaahinta caalmaiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidammo Ka Tirsan AMISOM oo Soo Gaaray Muqdisho Ciidammo cusub oo ka tirsan kuwa dowladda Uganda ee qeybta ka ah Midowga Africa ee AMISOM ayaa maanta soo gaaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana la sheegay in ay…