1 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Kusimaha Madaxweynaha dalka oo midnimo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS ahna Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Shacabka ku nool caasimadda Muqdisho Salaada Ciida kula tukaday Masjidka Isbaheysiga.
2 daqiiqo Sheeko:Maalmaha Gaarka ah Madaxda Sare ee Dalka oo Shacabka Soomalaiyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya farxadda Ciiddan.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Caalamul Islaami oo Siweyn Looga Dabaaldegayo Maalinta Koowaad ee Ciidul Adxa Shucuubta Muslimiinta ah ayaa manta siweyn ugu dabaaldegaya maalinta koowaad ee Ciidul Adxa, waxaana dadku ay u dareereen goobaha loo asteeyay in lagu tukado salaadda ciidda iyo Masaajidda si ay u oogaan Salaadda Ciida.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Gaashaandhigga oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Saraakiisha Qaraxa Lagu Dilay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ka tacsiyeeyay Geerida Allaha u naxariistee G/le Maxamed Nuur Sheegow (Mad Dheere), Taliyahii Guutada 8-aad
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Maxay Tallaabada Sida Weyn Loogu Baahnaa oo Taliska Booliiska uu Saameeyay? Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa dallacsiiyay qaar kamida ciidan oo xafiday Kitaabka Alle ee Qur’aanka Kariimka ah, taasoo ah dhiirigelin la xariirta tillaabada wanaagsan ee ay qaadeen.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin:Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Lagu Dilay Saraakiil Xoogga Dalka ah iyo Dowladda oo Ka Hadashay Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo lala eegtay Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo howlgal ka waday deegaanka Goofgaduud ee duleedka Baydhabo, Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qaraxa Saraakiishan.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino DEG DEG: Taliye Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Duleedka Baydhabo Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in qarax miino uu Maanta ka dhacay duleedka Magaalada.
4 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Howl-galkii Rajo-dhiska Amniga iyo Nabad-gelyada Magaalada Xarardheere oo Mira-dhalay Magaalada Xarardheere waxay 500 oo KM fogaan ahaan u jirtaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxeyna kaalimaha hore kaga jirtaa magaalooyinka caanka ku ah xadaaradda oo ay ku noolyihiin bulsho ilbax ah.
2 daqiiqo Sheeko:GOLAHA AMMAANKA Sidee Soomaaliya Ugu Faa’iideysan Kartaa Kursiga Xubinnimada Golaha Ammaanka? Soomaaliya ayaa dhowaan loo doortay mid kamida xubnaha aan joogtada ahayn ee Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayadoo ka qeyb ka noqan doonta 3 dal oo labada sanoo soo socata golahaas ku matali doona qaaradda Afrika.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah In Kabadan 2 Million oo Xujeyn ah oo Maanta Taagan Buurta Carafo iyo Heerka Kulka Maka oo Geeri Sababay Maanta oo sabti in kabadan 2 Million oo Xujey Muslimiin ah ayaa taagan Buurta Carafo oo kamid Tiirarka ugu weyn gudashada Xajka, Xujeyda ayaa halkaan taga maalinta 9-ka bisha Carafo, waxaana maalinta bari ah.