1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soo Laba Kacleynta TPLF iyo Qabsashada Deegaanno Cusub! Ururka TPLF ayaa lagu soo waramayaa in ay dagaallo ku soo qaadeen deegaanno ka tirsan gobalka Canfarta ee dalka Itoobiya. Afhayeenka gobalka canfarta ee Itoobiya Axmed Kaloyta ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Seddax Kursi Oo Saaka Lagu Dooranayo Kismaayo, Yaa U Tartamaya? Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Jubbaland saaka lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada seddax kursi oo ka tirsan kuraasta golaha shacabka. Kuraasta saaka la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabeelle Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada Lix Kursi Guddiga SEIT Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca lix kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada Jowhar. War ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada Afar Kursi Guddiga SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada afar kursi oo kala ah HOP#248, HOP#64, HOP#89 iyo HOP#96. Warqad ka soo baxday guddiga doorashada SET ee Galmudug ayaa lagu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka: 12 Xildhibaan oo Cusub oo Maanta La Doortay Waxaa manta Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo kusoo idlaatay doorashada 12 kursi, kuwaas oo deegaan doorashadoodu kala tahay gobolada Woqooyi iyo iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyaga kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beyle oo Hal Biylan oo Doolar oo Xisaab Celin Ku Maqantahay oo Matalaaddii Lagala Noqday! Dadka deegaan doorasho ee HOP#201 ayaa kalsoonidii iyo matalaaddii kala laabtay wasiirkii maaliyadda ee xukuumadda federaalka ah Xildhibaan Cabdiraxmaan Beyle oo kursiga ku fadhiyey muddadii lasoo dhaafay. Doorasho saaka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Socdaalka Guudlaawe Ee Baladweyne Oo Dib U Dhacay, Akhriso Xaaladda Magaalada Magaalada Baladweyne ee caasimadda gobolka Hiiraan ayaa waxaa saakay ka jira xaalad kacsanaan ah oo ka dhalatay safar lagu waday inuu manta magaalada ku tago madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada 12 Kursi Oo Saaka Ka Socota Muqdisho Waxaa magaalada Muqdisho maanta oo Talaada ah ka bilaawday doorashada kuraas ka tirsan golaha shacabka kuwaas oo deegaan doorashadoodu ay tahay Somaliland. Kuraasta maanta la dooranaya ayaa gaaraya 12 kursi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: SEIT Oo Shaaciyay Liiska Odayaashada Dhaqanka iyo Bulshada Rayidka Afar Kursi Guddiga doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka iyo ergada dooraneysa afar kursi oo doorashadooda dhaawaan ay ka dhaceyso Dhuusamareeb. SEIT ayaa shaacisay liiska odayaashada iyo bulshada rayidka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland Oo Shaaciyay Habraca iyo Jadwalka Doorashada Afar Kursi Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Puntland ayaa shaaciyay Habraaca iyo jadwalka afar kursi oo doorashadooda dhawaan la qabanayo. Jadwalka guddiga SEIT ka soo baxay ayaa lagu sheegay in kuraasta HOP#128,…