Guddiga doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka iyo ergada dooraneysa afar kursi oo doorashadooda dhaawaan ay ka dhaceyso Dhuusamareeb.
SEIT ayaa shaacisay liiska odayaashada iyo bulshada rayidka kuraasta HOP#248, HOP#64, HOP#96 iyo HOP#89.
