1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Go’aankii ONLF Looga Saaray Liiska Argagixisada Midowga musharxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey go,aankii golaha wasiirrada Soomaaliya dib ugala laabteen in Ururka ONLF uu yahay Urur Argigixiso, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada caasimadda ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Degdeg: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo Soo Gaaray Muqdisho, Akhriso Taariikhdiisa War kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey in caasimadda Muqdisho uu yimid safiirkeeda cusub Ambassador Larry E. André, Jr iyada oo lagu wado inuu warqadaha aqoonsiga u…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Dib U Dhac Ku Yimid Waxaa maanta dib u dhac uu ku yimid jadwalka doorashada laba iyo toban kursi oo deegaan doorashadoodu tahay Somaliland, kuwaas oo lagu waday in magaalada Muqdisho lagu doorto maanta. Warar…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Bayle iyo Xamsa Oo Ka Hor Yimid In Liiska Argagaxisada Laga Saaro ONLF! Kulan maanta ay isugu yimaadeen golaha wasiirada xukuumadda, kaas oo uu shir guddominayay ra’iisul wasaaraha dalka ayaa lagu laalay go’aankii xukuumaddi Xasan Cali Kheyre ay liiska argagaxisada ugu dartay ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya Oo Liiska Argagaxisada Ka Saartay ONLF Xukuumadda Soomaaliya ayaa dib uga noqotay go’aan 2017-kii ururka ONLF ay dowladda Soomaaliya ugu aqoonsatay urur argagixisanimo. Kulan maanta ay isugu yimaadeen golaha wasiirada xukuumadda, kaas oo uu shir guddominayay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg:- Xaaf Oo Hargeysa Lagu Xiray Madaxweynihii hore ee Galmdug Axmed Du’caale Xaaf, ayaa maanta loo diiday in uu Hargeysa soo galo kadib markii uu ka soo degay Garoonka Hargeysa. Xaaf, ayaa la fadhiisiyay qolka VIP…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Dr Siciid Maxamed Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#93, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Dr Siciid Maxamed Cali iyo Mahad Nuur Cismaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Cabdinuur Cali Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#28, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Cabdinuur Cali Aadan iyo Axmed Cabdi Maxameed .…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Cabaas Cali Ibraahim Oo Loo Doortay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga HOP#111, oo maanta lagu dooranayay magaalada Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa ku tartamayay musharixiinta kala ah Cabaas Cali Ibraahim iyo Aadan Mursal Cadow. Cabaas Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Biden:- Gacmaha Kama Laaban doono Hadii Ruushku Ku Duulo Ukrain Aqalka Cad ayaa shaaca ka qaaday, in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu la kulmay golaha amniga qaranka, oo ay ku jiraan La-taliyaha Amniga Qaranka Jake Sullivan iyo La-taliyaha Steve Richetti,…