2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Itoobiya Oo TPLF Ka Qabsaday Magaalooyin Hor Leh Ciidamada Itoobiya ayaa shaaciyay in dagaallo ay saacadihi la soo dhaafay la galeen kooxda TPLF iyo xulafadeeda ay ku qabsadeen deegaanno muhiim ah oo ay jabhadda horay gacanta ugu haysay.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaano Ku Dhaawac-may Qarax Ka Dhacay Jowhar Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in goordhaw uu magaalada ka dhacay qarax xoogan. Qaraxa oo ka dhacay agagaarka maqaay lagu magacaabo Baar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo MM Oo Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Wasiir Khadiijo Wasiir ku-xigeenka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Cabdirashiid Maxamud Xasan ayaa sheegay in ay soo gaartay cabashada 16 shaqaale oo wasaaradda laga eryay. Cabdirashiid ayaa sheegay in shaqa ka ceyrinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug Oo Ka Hadashay Dagaal Beeled Ka Dhacay Galgaduud Axmed Shire Falagle wasiirka warfaafinta dowlad gobaleedka galmudug ayaa nasiib daro ku tilmaamay dagaalada u dhaxeeyo beelaha walaalaha ee dib uga soo cusboonaaday deegaanada gobalka galgaduud. Shalay gelinkii dambe ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ehelada Haweeney Askari Ka Tirsan Ciidamada Dowladda Uu Muqdisho Ku Dilay Oo Dalbaday Cadaalad Ehelada Hooyo Faadumo Cali Cismaan oo loo yaqaanay Faay Beeso ayaa dowladda federaalka ka dalbaday in ay helaan cadaalad. Faay Beeso ayaa sakaa lagu dilay xaafadda Xoosh ee degmada dharkiinley,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga CPJ oo Sheegtay In 293 Saxafi La Xiray, 42 Kale La Dilay, Itoobiya ayaa ugu Daran Dalalka Saxaraha Ka Hooseeya Warbixin ay soo saartay CPJ sanadkan ayaa lagu sheegay in saxafiyiinta lagu xiray dunida 2021-ka ay gaarayaan ilaa 293 halka 24 saxafi loo dilay sababo shaqadooda la xiriira, waxaa kale…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qiimaha iibka Hubka oo Sare u kac Ku Yimid Kadib Muddo Kordhintii April Qiimaha kala iibsiga hubka ayaa sare u kac xoog leh laga dareemay gudaha magaalada Muqdisho, waxaa kale oo kordhay dhaqdhaqaaqa dalaallada hubka, iibka, kala wareejinta iyo arrimaha la xiriira. Xog…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Loo Hadal Hayaa Dhalinyaradaan Caanka Ka Ah TikTok-ga? Waxa ay dhalinyaradaan muddo sanada ah ka soo muuqanayeen baraha bulshada si gaar ah barta muuqaalada gaagaban lagu duubo ee TIK TOK, waxaana deegaan u ahaa magaalada Muqdisho. Dhalinyaradaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga SEIT ee Somaliland Garabka Cabdi Xaashi Oo Hakiyay Doorashada 16 Kursi Oo Golaha Shacabka Ah Guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada Waqooyi garabka Cabdi Xaashi ayaa ku dhawaaqay in ay hakiyeen doorashada 16 kursi oo dhawaan doorashadooda ay shaaciyeen gudda SEIT ee Somaliland. Xubnahaan guddiga oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Puntland Oo Ka Horyimid Baaqa Isimada Puntland Maamulka Puntland ayaa ka horyimi baaq ka soo yeeray Isimada Puntland kuwaas oo shalay madaxweynaha ugu baaqay in qaar ka mid ah awoodda ciidamada PSF uu weli sii haayo agaasimihii…