1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doorashada Aqalka Sare Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee maanta hoolka weyn ee baarlamaanka dowlad gobaleedka Galmudug lagu doorto laba ka mid ah kuraasta aqalka sare maamulka galmudug uu ku yeelanayao.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Maamulada Dalka Faray Dardargelinta Doorashada Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa shir guddoomiyay kulan dhanka fogaan aragga ah ku dhex maray madaxda wadatashiga qaran. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynayaasha Dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Doorashooyinka Oo Shaaciyay Waqtiga La Soo Gabagabeynayo Doorashada Golaha Shacabka Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa ku dhawaaqay in si rasmi ah doorashada golaha shacabka ay u bilaabmi doonto 16-ka bishaan November. War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga doorashooyinka ayaa lagu sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga “Xildhibaan Zakariye Ma mudna magdhow ee waxaa uu mudan yahay Ciqaab” Ku Xigeenkii NISA Taliye ku-xigeenka hore NISA Ismaaciil Daahir Cusmaan ayaa sheegay in Drones-ka uu lahaa xildhibaan Zakariye Maxamuud ee ay dowladda la wareegtay ay ahaayeen qaar khatar ku ah amniga dalka, isla…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jadwalka Doorashada Kuraasta Aqalka Sare Galmudug Oo La Shaaciyay Guddoga doorashooyinka dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shaaciyaya jadwalka Doorashada kuraasta Aqalka sare ee dowlad gobaleedka Galmudug. Jadwalka ayaa lagu sheegay in bilawga todobaadka soo socda la qabanayo doorashada kuraasta Aqalka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Addis Ababa: Lix iyo Toban Ka Mid Ah Shaqaalaha QM Oo La Xiray Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in Lix iyo toban ka mid ah shaqaalaheeda lagu xiray magaalada Addis ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Stephane Dujarri, oo ah afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble: Doorashada Waa In Lagu Soo Gabagabeeya Ugu Dambeyn Dhamaadka December 2021 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan dhanka fogaan aragga ah la qaatay xubnaha guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo heer maamul. Rooble ayaa ugu baaqay in guddiyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland Oo Ka Hortimid Shirka Shidaalka Oo Soomaaliya Ay Ka Qeyb galeyso, Akhriso Sababta Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeystay shirka shidaalka ee ka socda dalka Imaaradka Carabta kaas oo ay Soomaaliya ka qeyb galeyso. Puntland ayaa sheegaty in sharciga shidaalka Soomaaliya uusan jirin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoor-Qoor Oo Shaaciyay Liiska Musharixiintii Aqalka Sare Ee Dhineyd Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa shaaciyay liiska laba kursi oo ka mid ah kuraasta aqalka sare galmudug ay ku leedahay. Qoor-Qoor oo in mudda ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Amniga Doorashooyinka Oo Shaaciyay Goobaha Lagu Qabanayo Doorashada Golaha Shacabka Guddiga amniga doorashooyiska dalka ayaa shaaciyay goobaha ay doorashooyinka ka dhacayaan. Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in mamul walba ay doorashadiisu ka qabsoomi doonto laba deegaan. Muqdisho…