2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga TPLF Oo Beenisay In La Weeraray Saldhig Ciidamadoodu Ay Ku Sugnaayeen Ciidamada cirka dowladda Itoobiya ayaa markale duqeymo ka fuliyay gobalka dhaca waqooyiga dalkaas ee Tigrayga. Duqeymaha ayaa qeyb ka mid ah waxa ay ku dhaceen xarun taliska ciidamda TDF ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Reer Qardho oo Safaf ugu Jirta Qof iyo Cod Shacabka degmada Qardho ayaa saaka safaf dhaadheer ugu jira sidii ay u dhiiban lahaayeen codadkooda doorashada horudhaca ah ee qof iyo codka ah deegamada Puntland laga qabanayo. Dadweynaha ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Militeriga Sudan Oo Xabsiga Dhigay Ra’iisul Wasaarihii Dalkaas Xoogagga milateriga ee Suudaan ayaa xabsi guri u taxaabay Ra’iisul Wasaare Abdallah Hamdok, sida uu baahiyay TV-ga Al-Hadath, waxayna xireen dhowr xubnood oo ka tirsan hoggaanka rayidka ee dalkaas. Isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shacabka Puntland oo Aroornimo Taagan Safaf Dhaadheer si ay uga Qeyb galaan Qof iyo Cod Shacabka Puntland ayaa xilligan aroorta ah galay safaf dheer, isuna diyaarinaya in ay Goordhaw codkooda dhiibtaan degmada Eyl. Wararka ayaa sheegaya in doorashadan oo 8 urur xisbi ku tartamayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh Oo Ku Baaqay In Si Deg Deg Ah Loo Joojiyo Dagaalka Guriceel Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ku baaqay in la dajiyo xaaladda magaalada guriceel. Xasan ayaa sheegay in loo baahan yahay in si degdeg ah loogu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahan Xasaasi “ Wasiir Duraan Faarax Ayaa Door Weyn Ku Lahaa In Aan Ku Biiro Kooxda Kubbadda Cagta Gaadiidka”. Laacibka ugu wanaagsan kubbadda cagta Soomaaliya Xasan Cabdi Nuur “Xasaasi” ayuu ku biiray kooxda Kubbadda cagta Gadiidka, waxaana heshiiska laacibkan lagu soo bandhigay garoonka Stadium Muqdisho, waxaana laacib Xasaasi si…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gudoomiyaha PUNSA Faysal Axmed Warsame : Doorashada Qofka iyo Codka Waxay Heysataa Kalsoonida Dadka Dadka deggan Galmudug ayaa berri oo isniin ah u dareeraya doorasho qof iyo cod, iyada oo ay ku tartamayaan xibiyo siyaasi ah codadka saddexda degmo ee Qardho, Ufeyn iyo Eyl.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Oo Saacado U Qabatay Ahlu-sunna In Ay Isaga Baxaan Guriceel Dowladda Soomaaliya iyo maamulka galmudug ayaa laba saacadood u qabtay in ururka ahlu-sunna ay isaga baxaan magaalada guriceel. Qoraal ka soo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in wadaadka hogaamiya kooxda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaafiic Lagu Garaacay Isbitaalka Guriceel iyo Khasaaraha Dagaalk Oo Kordhay Wararka naga soo gaarayo magaalada Gurciceel ayaa sheegaya in goordhaw tira madaafiic ah ay ku dhaceen Isbitaalka weyn ee magaalada. Qaar ka mid ah dadka ku sugan Isbitaalka oo Goobjoog News …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Colombia: Boqorkii Labaad Ee Daroogada Aaduunka Oo Gacanta Lagu Dhigay Dowladda colombia ayaa shaacisay in ay gacanta ku dhigtay burcadkii ugu weyna ee daroogada Dairo Antonio, kaas oo mudda dheer dowladdu ay baadi goobeysay. Otoniel, oo 50 jir ah, ayaa…