1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareeyaha Garoonka Baardheere Oo Laqirxayay Mareeyaha garoonka diyaaradaha degmada baardheere Jaamac cali hire ayaa ka badbaaday qarax lala beegsaday. Qaraxan oo loo adeegsaday Bajaaj la dhigay waddada dhinaceeda ayaa lala eegtay gaariga maareeyaha garoonka Baardheere…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Lagu Soo Dhaweeyay Baraawe Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baraawe xarunta dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya. Roble iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xasan Wiish “Guul Ayaan U Rajaynaaa Koooxaha Degmooyinka Ee Ka Qeybgalaya Tartanka Kubbadda Cagta Gobolka Banaadir” Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir mudane Xasan Aadan Yabarow Wiish ayaa sheegay in ay si wanaagsan ugu diyaar garooween qabsoomida tartanka kubbadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2021. “Si wanaagsan ayaan ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga SAWIRO: Maamulka Mudug Oo Soo Dhaweeyay Dadkii Laascaanood Laga Soo Barakiciyay Maamulka gobalka Mudug ,Duqa degmada iyo dadwaynaha Galkacyo ayaa Duleedka magaalada uga hortagay dadkii Laga soo barakiciyay Laascaanood . Shacabka gaalkacayo ayaa dhankoodana soo dhaweyn heer sare ah u fidiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daa’ud Shire Maxamed “Soomaaliya Waxay Door Muhiim Ka Tahay Caalamka”. Xoghayaha Guud ee Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadcag yaraha mudane Daa’uud Shire Maxamed ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin horomarinta iyo kor u qaadida kubadcag yaraha dalka,isagoo guul iyo horomar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dadkii Somaliland Ay Deegaanadeeda Ka Soo Masaafurisay Oo Lagu Soo Dhaweyay Puntland Waxaa xalay degmada Burtinle oo hostagta gobalka Nugaal lagu soo dhaweeyay boqolaal shacab ah kuwaas oo maamulka Somaliland ay deegaanadooda ka soo barakiciyeen. Dadkaan ayeey Somaliland ku eedeysay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jarmalka Oo U Dabaal Dagaya 30 Sano Guuradii Ka Soo Wareegtay Midawga Labada Jarmal Waxaa guud ahaan maanta oo Axad ah dalka Jarmalka looga dabaal dagaya maalinta midawga labadii Jarmal oo sanad walba la xuso 3 bisha October. Ra’iisul wasaaraha dalka Jarmalka Ingrida Šimonytė,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Lakulmay Guddiga Amniga Doorashooyinka. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayay u diyaar garowga doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka la qaatay Guddiga amniga doorashooyinka, ooo Taliska Booliiska heer Fedaraalka, kuwa dowlad goboleedyada,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abaabulka Guluf Kadhan Ah Ahlusuna Oo Kasocda Galmudug Dawlad goboleedka galmudug aya wada abaabul ciidan oo ballaaran kaa oo ka dhan ah ciiddamada Ahlusuna ee la wareegay magaalada Gurceel. Labadii maalmood ee laso dhaafay boqolaal askari oo booliska…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sheekh Maxamed Shaakir: Ciddi Aan Shabaab Aheyn Ee Nala Dagaasha Waxaan U Qaadaneynaa In Ay Afkaartooda Ay Ku Dagaalamayaan Hogaamiyaha Ahlu-sunna waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in dagaalka ka socda galmudug uu yahay dagaal ay kula dagaalamayaan Ururka Al-shabaab. Sheekh Maxamed Shaakiir oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa…