U bood dhigaalka

SAWIRO: Maamulka Mudug Oo Soo Dhaweeyay Dadkii Laascaanood Laga Soo Barakiciyay

Oktoobar 3, 2021

Maamulka gobalka Mudug ,Duqa degmada iyo dadwaynaha Galkacyo ayaa Duleedka magaalada uga hortagay dadkii Laga soo barakiciyay Laascaanood .

Shacabka gaalkacayo ayaa dhankoodana soo dhaweyn heer sare ah u fidiyay dadka la soo barakiciyay, kuwaas oo maamulka Somaliland deeganadiisa u diiday in ay sii deganadaan.