1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Laascaanood: Ciidamada Somaliland Oo Xiray Ganacsato La Sheegay In Ay Ka Soo Jeedaan Koonfurta Soomaaliya Wararka naga soo gaarayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska magaalada ay xir xireen qaar ka mid ah dadka ku ganacsado magaalada. Ganacsatadaan ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM Oo Sheegtay Dowladda Itoobiya In Aysan Sharci U Laheyn Saraakiil Ka Tirsan In Ay Ceeyriso Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dowladda Itoobiya aysan sharci u laheyn in dalkeeda ay ka ceyriso saraakiil ka tirsan Qaramada Miidobay. Itoobiya ayaa ku dhawaaqday cayrinta khamiistii, iyadoo ku eedeysay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble OO War Ka Soo Saaray Xiisadda Dagaal Ee Galmudug Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble, ayaa war-saxaaafadeed ka soo saaray xaaladda dagaal ee ka taagan deeganada Galmudug. Rooble ayaa ugu horeyn ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday dagaalada ka socda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ahlusuno Oo Lawareegtay Degmada Matabaan Kooxda Ahlu sunna ayaa la wareegtay degmada Matabaan, ilo la hadlay Goobjoog News ayaa xaqiijyey in ciidamo ka tirsan kooxda ay qabsadeen Matalaan ee Hiiraan, taasi oo timid gadood ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidmaada Sheekh Shaakir Oo Gudaha Ugalay Gurceel Xiisad adag aya ka taagan magaalada girceel ee gobolka galgaduud ka gadaal markii Ciidamo taabacsan Sheekh shaakir ay gudaha uso galeen qeybo kamid ah magaalada. Ciidamadan oo kaso ruqaansaday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aqalka Sare Ee Somaliland oo Lasoo Gabagabeeyey, 46 Xildhibaan Ayaa Guud ahaan Aqalka loo Doortay Waxaa goordhow lasoo gabagabeeyey doorashada aqalka sare e Somaliland kadib markii la doortay ilaa shan xildhibaan oo cusub. Senatorka cusub ee Saciid Cabdi Xasan waxaa u tanaasulay Jamac Cabdullahi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abwaan Qorone Oo Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Aqalka Sare Waxaa goordhaw la soo gabagabeyay doorashada Kursiga Sagaalad ee kuraasta Aqalka Sare Somaliland. Kursigan ayaa waxaa ku soo baxay Senator Axmed Ibraahim Maxamed Abwaan Qorone. Guddoomiyaha Guddiga doorashada Somaliland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Naciima Xasan Oo Loo Doortay In Ay Kamid Noqoto Senatorada Aqalka Sare Naciima Xasan Xaaji ayaa loo doortay Kursiga 8aad ee Senatarnimo ee Aqalka Sare ee Somaliland, waxaana ay ku soo baxday30 cod, iyadoo ka guuleysatay Muna Cumar Xasan oo horay Kursigan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saciid Xuseen Oo Markale Loo Doortay In Uu Ka Mid Noqdo Senatorada Aqalka Sare Waxaa goordhaw la soo gabagabeyay doorashada Kursiga Todobaad ee kuraasta Aqalka Sare Somaliland. Kursigan ayaa waxaa ku soo baxay Senator Saciid Xuseen. Senatorka ayaa horay u ahaa shaqsigi ku fadhiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kuraasta Aqalka Sare Somaliland Oo Saaka Markale Lagu Dooranayo Afisyooni Waxaa maanta markale magaalada Muqdisho lagu dooranaya qaar ka mid ah kuraasta Gobalada Waqooyi ay ku leeyihiin Aqalka Sare. Guddiga hirgelinta doorashooyinka Somaliland ayaa shaaciyay in markale maanta oo khamiis…