1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino 4 Kamid ah Shaqaalle Dhisme oo Lagu Dilay Meel u Dhow Xadka Soomaaliya iyo Kenya ay Wadaagaan Dabley hubeysan ayaa waqooyiga Kenya toogasho ku dilay afar ka mid ah shaqaalaha dhismaha isbitaal ku yaalla meel u dhow xuduudka Soomaaliya. Kooxda weerarka fulisay ayaa la aamisan yahay in ay ka tirsan yihiin kooxda Al Shabaab.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Turkiga oo Si Adag u Cambaareysay Weerarkii Ka Dhacay Degmada Ceeldheer Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Turkiga ayaa si adag u cambaareysay weerarkii shalay Shabaab ay ku qaadeen degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaasoo ciidanka dowladda ay si adag iskaga difaaceen.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Dowladda oo War Kasoo Saartay Dagaalkii Ka Dhacay Degmada Ceeldheer ee Bariga Galgaduud Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo xog dhameystiran ka hayay isku day kooxda Alshabaab inay soo weerarayaan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa ka hortagay weerarka gaadmada ah
2 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shir Guddoomiyay Kulanka Guddiga Joogtada ah oo Kismaayo Ka Dhacay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ka qabsoomay magaaladda.
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad oo Ka Furmay Maanta Inta Badan Gobollada Dalka Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ayaa ka billowday dowlad gobolleedyada Jubbaland, Galmudug iyo Hirshabeelle, waxaana u fariistay kumanaan ardayda ah oo deegaanadaas ku nool oo u gudbaya dugsiga sare.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Akhriso: Waxa ay Ka Dhigan Tahay Guusha Soomaaliya ee Kursiga Golaha Ammaanka. Wasiirka Arrimaha Dibadda mudane Fiqi oo Goobjoog Uga Waramay Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay kursiga xubinnimada aan joogtada ahayn ee golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, taas oo ay mataleyso wadamada Afrika, waa markii 2-aad 50 sano kadib.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Baaq Nabadeed Kasoo Saartay Dagaal Beeleedka Ka Socda Galgaduud iyadoo ay ugu yaraan 10 qof ku dhinteen, tiro kalena ay ku dhaawacmeen dagaalka xooggan oo ka socda deegaanno hoos taga magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud ayay wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka.
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Garsoorka Dalka oo Soo Kabanaya iyo Caqabadaha uu Wajahayo Xilligaan Sanadkii 1991-dii markii ay burburtay Xukuumaddii dhexe ee dalku waxaa meesha dhammaan laamihii dowladda iyo hay’adihii kala duwanaa ee dadweynaha u adeegi jirey, balse wixii ka dambeeyay 2000,waxaa socday dib u dhis
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Duulimaadyada Caalamiga ah ee Kusoo Wajahan Soomaaliya oo Kordhay Shirkadda Diyaaradda EgyptAir, ayaa ku dhawaaqday in bisha July ay bilaabayso duulimaadyo cusub oo dhexmara qaaradda Afrika, sida caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho iyo Abidjan, oo ah caasimadda Ivory Coast, iyo sidoo kale khad aada Jabuuti.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida oo Qalqalgaliyay Amniga Badda Cas, Xilli ay Kordheen Weeraradooda Xaalada Badda Cas ayaa ah mid aad u kacsan iyadoo warar kala duwan ay kasoo baxayaan. Kooxda la socodka maraakiibta ee Midowga Yurub ayaa ka digaysa ugu yaraan saddex kooxood oo budhcad-badeed ah.