1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mucaaradka Farmaajo Oo Loo Magacaabay Wasiirka Amniga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur oo ka mid ahaa Mucaaradka Farmajo u magacaabay Wasiirka Amniga XFS. Rooble ayaa sheegay in baahi badan oo ka jirta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Ee Hirshabeelle Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada Aqalka sare. Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa maanta soo saaray liiska Musharixiinta Aqalka Sare. Jadwalka guddiga ay shaaciyeen ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoyska Ikraan Tahliil Oo Dalbaday In La Furo Dacwad Ka Dhan Ah Hogaankii Hore Ee NISA Qoyska Ikraan Tahliil Faarax ayaa xafiiska Xeer ilaalinta ciidamada Qalabka sida u gudbiyay Cabasho ka dhan ah Hogaankii hore ee taliska NISA . Fahad Yaasiin, Kulane Jiis, Cabdillahi Wadna Qabad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirsheelle: Cali Guudlaawe Oo Shaaciyay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shaaciyay liiska sideeda kursi ee dowlad gobaleedka Hirshabeele ku leeyahay Aqalka sare. Liiska xubnahan uu magacabay Madaxweynaha ayaa ka dhigan maamulki ugu…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Fowdiiste Isku Badalay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saacadihii tagay aqbalay xil ka qaadista uu ra’isul wasaare Maxamed Rooble ku sameeyey madaxii hore ee basaasiinta Fahad Yaasiin, taasi oo ka…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Siyaasiyiinta Soomaaliyeed Oo Si Wada Jir Ah Farmaajo Ugu Eedeyay In Uu Ka Soo Horjeedo Baarista Kiiska Ikraan Tahliil Golaha Midawga Musharixiinta ayaa cambaareyay go’aanadii Farmaajo ka soo baxay ee lagu magacaabay Taliyaha NISA. Midawga ayaa sheegay in Farmaajo uu carqaladeynayo in baaritaanno daah furan lagu sameeyo Kiiska Ikraan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Farmaajo Ku Eedeyay In Uu Hor Istaaganyahay Kiiska Ikraan Tahliil Golaha Midawga Musharixiinta ayaa cambaareyay go’aanadii Farmaajo ka soo baxay ee lagu magacaabay Taliyaha NISA. Midawga ayaa sheegay in Farmaajo uu carqaladeynayo in baaritaanno daah furan lagu sameeyo Kiiska Ikraan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble Oo Farmaajo Ku Eedeyay In Uu Hor Istaagayo Cadaalad U Helidda Ikraan Tahliil Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa war saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku soo dhaweyay Aqbalaadda Farmaajo ee xilka qaadista Fahad Yaasiin. Rooble ayaa sidoo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Oo Fahad La Taliye Ka Dhigtay, Akhriso Xilalkale Oo Uu Magacaabay Madaxweynaha Waqtihiisa dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray waxa ku magacaabay xilalka Taliyaha Nabadsugidda Dalka, Agaasimaha Madaxtooyada iyo Lataliye Amni. Farmaajo ayaa wareegtadiisa oo keliya lagu baahiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Kiiska Ikraan Tahliil Beesha caalamka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay Kiiska Ikraan Tahliil, oo aheyd sarkaalad ka tirsan ciidamada NISA. War ka soo baxay Saaxiibada Caalamka ayaa walaac looga muujiyay xaaladda Kiiska…