1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Deegaanka oo Dilay Horjooge Ka Tirsanaa Shabaab Ciidamada Deegaanka ee Macawisleyda ayaa dilay Horjooge ka tirsanaa Al Shabaab kaasoo lagu magacaab jiray Farey Macalin Xasan waxaana lagu dilay inta u dhaxeysa deeganada Gal goof iyo Ceel-bacad sida ay noo xaqiijiyeen.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada PSF oo War Kasoo Saartay Eedeyn Uga Timid Booliska Puntland Ciidamada Difaaca Puntland ee PSF ayaa war qoraal ah kasoo saaray afduub lagu sameeyey afhayeenka ciidanka PSF, Maxamuud Jamaal iyo eedaymo uu ciidankaasi u jeediyey Taliyaha Booliska Puntland, Gen. Muumin Cabdi Shire.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Xafiiskiisa Ku Qaabilsan Wafdi Ka Socday Dalka Ciraaq Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminaayo Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweynaha Puntland oo Soo Xiray Tartanka Koobka Naadiyada Gobollada Puntland Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta soo xiray Koobka kubadda cagta Naadiyada heerka koowaad ee Gobollada Puntland, isagoo daawaday Ciyaarta kama danbeysta ah Final-ka.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Maalinta Caalamiga ah ee Deegaanka oo Laga Xusay Qeybo Kamid ah Gobollada Dalka Ayadoo sanad walba dunida laga xuso maalinta caalamigaa ee deegaanka oo ku beegan 5-ta bisha juun ayaa munaasabado arrintaa la xariira waxaa magaalooyinka muqdisho, Garoowe, Baydhabo, Cadaado, Caabudwaaq iyo meela kale oo dalka kamid ah.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Mashruuc ay Ka Faaideysanayaan Saddex Kun oo Beeraley ah oo Jowhar Laga Daahfuray Munaasabad ka dhacday magaalada Jowhar ayaa waxaa si rasmi ah maanta looga daah-furay mashruuca biyo xireenka Sabuun-FAO oo waxtar u leh in ka badan 300-kun oo beeraleey ah.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Safiirka Cusub ee Soomaaliya u Dirtay Masar oo Nuqul Kamid ah Warqadaha Aqoonsiga Laga Guddoomay Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ali Abdi Awaare ayaa Maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo guddoonsiiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhaawacyo Ka Dhashay Shaqaaqo Ka Dhacday Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa sheegaya in illaa qof oo midi uu shacab yahay ay ku dhaawacmeen iska hor imaad dhex maray ciidanka Booliska iyo kuwa sida gaarka u tababaran ee PSF.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhoweeyay Jowhar Wafdi uu hoggaaminaayo Ku simaha Ra’isulwasaaraha ahna Ra’isulwasaare ku xigeenka Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa gaaray Magaalada Jowhar, Waxaana garoonka diyaradaha Jowhar.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse oo Kulan La Yeeshay Madaxweynaha Hey’adda Marinta Koonfurta Kuuriya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay Madaxweynaha Hay’adda Horumarinta ee Kuuriyada Koofureed (KOICA) CHANG, Won Sam oo ay ka wada hadleen arrimo muhiim…