1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhaqaatiirta Aan Xuduuda Laheyn Oo Dhaqaatiir Looga Dilay Gobalka Tigrega Ururka dhaqaatiirta aan xuduuda laheyn ayaa sheegay in dhaqaatiir looga dilay gobalka Tigre kadib markii ay dagaalo cusub ka qarxeen gobalka maalmihii la soo dhaafay . Kooxda ayaa ku sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nin Soomaali Ah Oo Weerar Dad Ku Dilay Ka Fuliyey Magaalo Ku Taallo Dalka Jarmalka Wararka ka imaanaya dalka Germalka ayaa sheegaya in muwaadin Soomaaliyeed oo dalkaas ku dhaqan uu weerar ay dad ku dhinteen ku qaaday xilli ay ku sugnaayeen waddooyinka waaweyn ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe Oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxmed Islaam Madoobe ayaa goordhaw soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka . Axmed Madoobe iyo Wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay mas’uuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Doorashooyinka Oo Dib u dhacay iyo Jadwalka Imaansha Madaxda Dowlad Gobaleedyada Waxaa baaaqday shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka oo maanta sabti ah lagu waday magaalada Muqdisho in uu ka furmo madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka kadib markii uu isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowaldda Canada Oo Australia Ka Qaaadaneysa Qaxooti Ay Soomaali Ku Jiraan Dowladda Canada ayaa sheegtay in ay boqolaal muhaajiriin ah kuwaas oo ay nolol la’aan ku heyso dalka Australia ay siineyso dib u dejin. Dadkaan oo hadda ku sugan gudaha dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sidee Dalka Looga Xusay Xuska Munaasibadda 26-June Waxaa guud ahaan dalka laga xusay xuska munaasibadda 61-sano guuradii ka soo waregatay markii gobalada waqooyi ee dalka xurnimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska . Munaasibada waaweyn oo lagu xusayo munaasibadda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Xamse Saciid Xamse Oo Guul U Rajeeyay Xulka Qaranka Minifootboolka Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Xamase Saciid Xamse ayaa guul iyo natiijo wanaagsan u rajeeyay ciyaartooyda iyo macallimiinta Xulka Qaranka kubad cagyaraha Soomaaliya ee dhawaan ka qeyb galaya tartanka Qaarada…
7 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qiimeyn: Farmaajo 4 Sano Kadib, Sidee u Eg Yahay Garsoorka Federaalka, Banaadir iyo Dowlad Goboleedyada? Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo, markii uu xilka qabanayey 4 sano ka hor waxaa uu ballanqaaday dib u habeynta garsoorka iyo ka shaqeynta caddaaladda, waxaa hadalladiisa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Biixi oo Qaabilay Wufuud Caalami ah Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo qaabiley wufuuda ku soo wajahan magaalo Marseedka Berbera oo maanta la shaacin doono furitaanka wejigii koowaad ee ballaadhinta Dekeda Berbera ee ay gacanta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weriye Hanad Cali Guuleed oo Lagu Dhaawacay Muqdisho Hanad Cali Guuleed, tifaftiraha TV-ga Goobjoog ayey xalay koox tuugaha ku dhaawaceen degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Guuleed ayaa garabka bidix looga dhuftay toorey, waxaa loo geytay jir-dil ka hor…