2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 15 Ku Dhimatay Dagaalka Buundada Galbeedka Baladweyn, Jowharna 7 ay Saraakiil Ku Jiraan Maamul Hirshabelle oo la tacaalaya daadad, dhibaato ka dhalatay isu socod la’aanta iyo arrimo kale ayaa waxaa maalmihii tagay hareeyey dagaallo ku baahay maamulka oo keenay dhimasho, dhaawac iyo in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Jowhar Wararka inaga soo gaaraya magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in halkaas uu dagaal ku dhex maray ciidama ka tirsan kuwa dowlad gobaleedka Hirshabeelle iyo ciidamada macwisleyda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay War ay Faafisay Kenya Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay warar ay baahiyeen wargeysyada dalka Kenya kuwaas oo lagu shegay in ay Soomaaliya iyo Kenya ay ku heshiiyeen in si isku mid ah u qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxda dowlad Gobaleedyada Oo Muqdisho Ku Soo Wajahan Maanta Madaxda dowlad gobaleedyada dalka ayaa saacadaha soo socda ku soo wajahan magaalada Muqdisho, oo ay beri kaga qeyb galayaan shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka . Dhamaan madaxda shanta dowlad gobaleed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxayo Qarax Khasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Galkacayo Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro geystay oo xalay ka dhacay magaalada Galkacayo ee xarunta gobalka Mudug gaar ahaan dhina Galmudug. Qaraxan inta badan jugtiisa xaafadaha magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland Oo Magacawday Guddi Ka Shaqeeya Diiwaangelinta Wariyayaasha Wasaaradda Warfaafinta dowlad gobaleedka Puntland ayaa shaacisey guddi sare oo ka shaqeynaya diiwaan gelinta iyo aqoonsiga wariyayaasha ku sugan deegaanada dowlad gobaleedka Puntland. Guddigan oo ka kooban 7 xubnood ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Siduu u Dhacay Xukunka Kiiskii Guddoomiye Dhaga-juun Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa ku dhawaaqday xukunka eedeysanayaal loo heystay in ay ka dambeeyen dilka Allaah u naxariistee guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiin ciise dhega-juun, oo bilawgii sanadkan ku baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya oo Ogolaatay Dowlad Israel, Akhriso Sababta Soomaaliya ayaa beesha caalamka ugu baaqday Israel lagu cadaadiyo iney joojiso dhibaatada ay ka waddo dhulka Falastiin iyada oo soo jeedisay xal labo dowlad. Arrintan ayaa kusoo aaday shir laga…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliand: 30 Sano Aqoonsi La’aan ah, Akhriso Sooyaalka iyo Sababta Gooni-u-goosashada? Somaliland ayaa maanta xuseysa 30 sano kadib markii ay ka go’day jamhuuriyadda Soomaaliya 1991-dii, iyada oo weli aan helin aqoonsi. Todobaadkan ayey aheyd markii madaxweyne Muuse Biixi uu ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Hirshabeelle Oo Markale Eed u jeediyay Wasiirka Maaliyadda Guddiga Fatahaadaha hirshabeelle ayaa wasaaradda Maaliyadda markale ku eedeyay in ay ka dambeysay xayiraadda lacagaha loogu tala galay ka hortagga Fatahaadaha . War ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay…