1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dowladda Soomaaliya oo Wadda Qorshe Dib Loogu Soo Celinaayo Dhalinyarada Ku Dhibaateysan Liibiya Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa magaalada Tripoli ee caasimadda Liibiya kula kulmay koox dhallinyarada Soomaaliyeed ah oo go’aansaday inay dalkoodii hooyo.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Real Madrid oo Ku Guuleystay Koobkii 15-aad ee Champions League, Kadib Kulankii Wenbalay Real Madrid ayaa mar walba hesha dariiq ay ugu soo bixi karto Champions Leaque-ga waxayna markale soo baxday in ay Final-ka ku dhaaftay kooxda reer Jarmal ee Borussia Dortmund laakiin wali waxay soo gaadhay rekoodhkii 15 aad.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga oo Kulan gaar ah La Qaatay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya Wasiirka amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kulan la yeeshay Danjiraha Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Booliiska oo Gacanta Kusoo Dhigay Dhillinyaro Ku Eedeysan Dilka Wadareed Ka Dhacay Muqdisho Ciidanka Booliska saldhigyada degmooyinka Dharkeenley iyo Wadajir ayaa howlgal ay sameeyeen kusoo qabtay 9 dhallinyaro ah oo ku eedeysan dil wadareed ay u geestay wiil dhallinyaro ah oo agu dilay degmada.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Geneva Kulan Kula Yeeshay Agaasimaha Hey’adda WHO Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalk Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada Geneva dalk Switzerland ayaa kulan Doceed la qaatay Dr. Hanan Balkhy,.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Kulan La Qaatay Agaasimaha Bangiga Adduunka Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Nairobi kulan muhiim ah kula qaatay Agaasimaha Bangiga Adduunka u qaabilsan dalalka Soomaaliya, Kenya, Uganda iyo Rwanda Mudane Keith Hansen.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mareykanka Kala Hadlay Dagaalka Al Shabaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka telephone-ka kula hadlay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka, Antony Blinken, ayaa ka wadahadley xiriirka labada dal.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Maanta Daahfuray Barnaamijka Qaran ee u Hiilli Hooyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray barnaamijka “Hooyo u Hiilli Qarankaaga,” kaas oo lagu muujinayo kaalinta muhiimka ah ee hooyooyinka.
2 daqiiqo Sheeko:War, Wararka Caalamka In Kabadan 20 Qof oo Ku Geeriyootay Doon Ku Qalibantay Badda u Dhaxeysa Afganistaan Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay doon ku qalibantay wabi ku taal gobolka Nangarhar ee bariga Afgaanistaan, sida ay sheegeen saraakiisha maxalliga ah ee deegaanku, xilligaan ayaa ah xilli ay badda si aad ah u kacsan tahay
1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Ra’iisulwasaaraha Masar iyo Jaamacadda Carabta oo Kulan Sagootin u Sameeyay Safiirka Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Masar Dr. Mustafa Madbouli, Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Sameh Shoukry iyo Xoghayaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Axmed Abuu Geyd ayaa siyaaba kala duwan kulamo Sagootin ah ugu sameeyay.