1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweeyay Ergayga Africa Midaga musharixiinta ayaa soo dhaweyay Ergayga cusub ee midawga Africa u soo magacaabay Soomaaliya, , John Dramani Mahama. Mahama oo Soomaaliya loo soo dirayo si uu uga shaqeeyo khilaafadka Arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Qabtay Dooni Sidday Hub Sharci Darro Ah Ciidamada Badda Mareykanka ayaa sheegay in ay qabteen dooni sidday Hub sharci darro ah , taas oo dhex maquuraneysay biyaha badda Carabiya . Maraakiibta dagaalka maraeykanka ee USS Monterey (CG…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 7 Qof Oo Ku Dhimatay Derbi Ku Soo Dumay Wararka naga soo gaarayo deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in derbi uu ku soo dumay qoys barakacayaal ah oo halkaas deganaa . Inta la xaqiijiyay 7 oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mahdi Khadar : Muranka Badda Waxaa Soo Afjari Doonta Maxkamadda ICJ Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay warar sheegaya in Dowladda ay qorsheyneyso in dib maxkamadda looga soo celiyo dacwadda Muran xuduudeedka Badeed ee Soomaaliya iyo Kenya . Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jamaacadda Carabta Oo Soo Dhaweysay Soo Laabashada Xiriirka Diblomaansiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya Ururka Jaamacadda Carabta ayaa soo dhaweeyay xiriirka diblomaansiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya iyo in dib loo soo celiyo saaxiibtinimadii , Is-ixtiraadimadda madax banaanida labada dhinac . Afhayeen u hadlay Ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mustaqbal Radio oo Dacwo Ka Gudbiyey Fahad Yaasiin iyo Cabdinuur, Muxuu Ka Yiri Abuukataha? Warbaahinta Mustaqbal Radio ayaa gudbisay cabasho ka dhan agaasimaha NISA Fahad Yaasiin iyo agaasime ku xigeenka Villa Somalia Cabdinuur Maxamed Axmed. Sida ku cad warqad ay aragtay Goobjoog News, asbaabta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Afrika oo Ku Baaqay in Lala Shaqeeyo Ergeygeeda Dhexdhexaadinta Soomaaliya, Waa Kuma Mahama? Madaxa midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa waxaa uu ku dhawaaqay in ergayga wada haddalada Soomaalida loo magacaabay madaxweynihii hore ee Ghana John Dramani Mahama, ninkan ayaa hoggaamin doona wada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Imaaraadka oo Itoobiya u Dhisaya Dekad, $1 billion Ku Bixinaya Jidka Somaliland ilaa Dariskeeda Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka ee DP World ayaa waxaa ay $1 billion ku bixin doontaa dhismaha jidka dekadda Berbera iyo Itoobiya. DP World oo khamiistii heshiis la gashay wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’isul wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya oo Geeriyoodey Waxaa caasimadda Muqdisho ku geeriyoodey ra’isul wasaare ku xigeenkii Soomaaliya Cabdullahi Sheekh Ismaaciil. Cabdullahi Sheekh oo sidoo kale ahaa Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka 10-aad waxaa uu ahaa diblomaasi waqti dheer…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qatar oo Mareykanka Garab Ka Heysata oo Farmaajo Ku Qasabtay inuu Ka Laabto Muddo Kordhinta Ra’isul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka arrimaha dibadda Qatar Maxamed Bin Cabdiraxmaan Aala taahni oo wareysi gaar ah siiyey Al-Jazeera ayaa sheegay sida ay aheyd warqadaha Amiirka Qatar u kala…