2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amnesty International oo Qoraal Ka Sameysay Xariggii Tifaftiraha Goobjoog Cabdicasis Gurbiye Amnesty International oo qoraal gaar ka soo saartay xaaladda Soomaaliya ayaa xoogga saartay caburinta ay la kulantay saxaafadda Soomaaliya 2020-kii iyada oo soo qaadatay kiisas ay ka mid ahaan tifaftiraha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somalia: Amnesty International oo Warbixin Kasoo Saartay Dilalka, Caburinta Saxaafadda iyo Haweenka Amnesty International ayaa maanta soo saartay warbixin ay uga hadleyso xaaladda Soomaaliya iyada oo ka hadashay Al-shabaab, xorriyadda hadalka, dilalka AMISOM, dhibaatooyinka loo geysto haweenka, barakacayasha iyo saxaafadda Somaliland. Ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo oo Villa Somalia Ku Dhameystay Labo Bil oo Aanu Heysan Sharciyad Dastuuri Ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa labo bil u buuxsantay maanta iyada oo aanu sharciyad dastuuri ah ku joogin madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia. Farmaajo ayaa waxaa muddo xileedkiisa dastuuriga ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Farmaajo Ku Eedeyay Fashilinta Wada Hadalada Doorashada Midawga musharixiinta ayaa war ka soo saaray wadahadalada Dowladda Federaalka ay sheegtay in ay fashilmeen. Xubnaha midawga musharixiinta ayaa sheegay in ay ka Walacaasan yihiin isku dayada Farmaajo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland Iyo Jubbaland Oo Sheegay In Uusan Jirin Shir Fashilmay Madaxda dowlad gobaleedyada Puntland iyo Jubbaland oo maanta ay horay dowladda Federaalka ah ugu eedeysay in ay ka dambeeyen Fashilla wadahadalada doorashada ayaa sheegay in aysan jiriin meel ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 5 Qodob Oo Sabab U Noqday In Uu Bur-buro Shirka Afisyooni Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in qodoba dhowr ah oo ay keenen madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ay sababtay in uu fashilmo Shirka Afisyooni. Shirkan oo goordhaw lagu kala tagay ayaa muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg Deg Shirka Afisyooni Oo Lagu Kala Tagay Waxaa goordhaw Fashil ku soo dhamaaday shirka wadatashiga doorashooyinka oo magaalada Muqdisho uga socday madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo Dowladda Federaalka. Shirka oo labada dhinac ay isku mari waayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afisyooni: Wada Hadalada Doorashada Oo Dib U Furmayo Kadib muddo laba maalin ah oo uu hakad ku jiray shirka hor-u dhaca ah ee arrimahad doorashoyinka waxaa dib u bilaabmaya maanta wadahadalada dowladda Federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka .…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoor Qoor Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Noqday Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa magaalada Muqdisho dib ugu soo noqday kadib safar maalin qaatay oo uu ku maqnaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug .…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Sicirka Hubka oo 100% Sare u Kac Sameeyey, Akhriso Noocyadiisa! Hubka dagaalka ayaa qiimo ahaan kor u kac sameeyey todobaadyadii lasoo dhaafay haba ugu darnaadeen madaafiicda oo 100% kacay, arrimahan ayaa kusoo aadaya xilli ay jirto hubanti la’aanta xagga waqtiga…