1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Barcelona oo haddii uu ka tagayo Lionel Messi bedelkiisa ka dhex aragta dalka Jarmalka Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la ogaaday weeraryahanka ay diiradda saaran doonto, kaasoo ay u aragto bedelka Lionel Messi haddii uu kabtankeeda uu ka tago garoonka Camp Nou. Naadiga reer…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Muqdisho Uga Furmay Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo Madasha Bad-baado Qaran Waxaa goordhaw Hotel ku yaalla gudaha Xerada Xalane Shir uga furmay madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare . Kulanka oo looga hadlayao xaaladda siyaasadeed ee dalka si gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Hakad ku yimid wadahadallada heshiis kordhinta Raheem Sterling ee Kooxda Manchester City Sida wararku ay sheegayaan waxaa hakad uu ku yimid wadahadallada heshiis kordhinta Raheem Sterling ee Kooxda Manchester City. Wargeyska The Sun ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa daabacay in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso : Taarikhda Aas Aasihi Ciidamada Asluubta Gen Ismaacil Axmed Ismaacil Allaah U naxariisto waxaa magaaalada Muqdisho ku geeriyooday Taliyihii hore ee ciidamada Asluubta Soomaaliya Gen Ismaacil Axmed Ismaacil. Generaalka ayaa waxa uu mudda dheer ka mid ahaa ciidamadii Booliska Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Puntland: Gabdho Bilaabay Ciyaarista Kubadda Koleyga Oo Ay Tababarayaan Macalimiin Gabdho Ah Garoonka Mire Awaare ee Magaalada Garowe Qaybta kubada Kolayga ayaa labadii bil ee u danbeeyay wuxuu uga socdaa Tababar Gabdho loo tababarayo sidii ay u noqon lahaayeen xidigo ciyaara kubadda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Cumar Cabdirashiid: Waa In La Cunaqabateeyo Kuwa Qaska Ku Wada Heshiiska September 17 Senator Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa sheegay in ciddii qasta heshiiska September ay tahay iney muteysato cunaqabateyn. Senator Cumar oo arrinkan soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa waxaa uu yiri ‘‘Dadaallada socda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maxaa Ka Soo Kordhay Doorashooyinka Jabuti Waxaa deeganada dalka Jabuti ka socda diyaar garowga ololaha doorashada Madaxtinimo ee dalkaasi Jabuti, iyadoo la filayo in si rasmi ah doorashada 9-ka April ay u dhacdo doorashada . Madaxweeynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Xildhibaano Laga Joojiyay Shaqadooda Gudoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa shaqada ka joojiyay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka. Mursal ayaa ka mamnuucay in ay fadhiyada baarlamaanka ka soo qeyb galaan 15 xildhibaan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Keenay In Maanta Uu Fashilmo Kulankii Golaha Shacabka Waxaa Fashil ku soo dhamaaday Kulankii maanta ay yeesheen xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya . Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamanka ayaa ku tilmaamay Fashilka kulanka in uu yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Ku Biiray Shirka Xalane Ka Socda Wararka naga soo gaarayo kulanka madaxda dowlad Gobaleedyada dalka uga socda gudaha Airport-ka magaalada Muqdisho ayaa shegaya in kulanka goordhaw ay ku biireen xubna ka tirsan midawga Musharixiinta dalka .…