1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawiro: Soomaaliya Oo Heshay Talaalka Astrazaneca Dowladda Soomaaliya ayaa maanta heshay Astrazaneca oo ay soo saartay jaamacadda Oxford ee dalka Mareykanka. Hay’adda Qaramada Midobay u qaabilsan caafimaadka Adduunka WHO ayaa soo gaarsisay talaalkan maanta magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga WHO oo Goordhow Muqdisho Keentay Tallaalka Covid 19, Waa Imisa Goojo? Waxaa hadda magaalada Muqdisho kasoo degay shaxnadda koowaad ee talaalka ay ku deeqday WHO ee Oxford Astrazaneca. Hey’adda caafimaadka adduunka ayaa bishan sheegtay in Soomaaliya ay siiso ilaa 1.2 million…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga ICJ Oo Maanta Bilaabeysa Dhageysiga Dacwadda Soomaaliya iyo Kenya Waxaa maanta oo Isniin ah la filaya in magaalada The Hague ee dalka Nederland ka furanto dacwadda muran xudeedka Badda ee dowladaha Soomaaliya iyo Kenya . Dacwaddan oo soo jiitameysay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga IFJ Oo Shaacisay In Ku Dhawaad 70 Wariye Lagu Dilay Caalamka Sanadkii Tagay 2020 Xiriirka Caalamiga ee Suxufiyiinta ee IFJ ayaa shaaca ka qaaday in 65 weriye lagu dilay adduunka oo dhan sanadkii tagay ee 2020 iyagoo howlahooda gudanaya, iyagoo wajahay sare ukac dhanka…
3 daqiiqo Sheeko:War MAXAA DHACAYA HADDII AY KENYA KA QAYBGELI WEYSO DACWADA XADAYNTA BADDA EE U DHAXAYSA SOOMAALIYA IYO KENYA? Waxaa jira warar sheegaya in Kenya ayna ka soo qayb galeyn dhagaysiga Dacwada Xadaynta Badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya oo la qorsheeyey in ay billaabato berri oo taariikhdu…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Diidmada Kenya ee hortagidda ICJ, Xeerka Maxkamadda dhacdooyinka horey u dhacay iyo go’aanka la filan karo. Maqaal dheer oo saaka lagu daabacay bogagga hore ee wargeyska ugu afka dheer ee kenya kasoo baxa ee The Daily Nation ayaa lagu sheegay in kenya ay ka baaqsatay ka…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muranka Doorashada: Mala Joogaa Xilligii Ay Gacan Kale Dhexdhexaadin Laheyd? Xilli todobaadkan lagu wado in qeybaha Soomaalida shir loogu qabto Afisyooni ayaa waxaa muuqato qodobbo badan oo ismariwaa ah oo qaarkood horay u jireen iyo qaar cusub oo hadda soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni Iyo Madoobe Oo La Kulmaya Midawga Musharixiinta Madaxweeynayaasha dowlad gobaleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa la filaya in saacadaha soo socda ee maanta ay kulan la qaatan Midawga Musharixiinta . Saciid Cabdullaahi Deni oo shalay soo gaaray magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Degdeg: Kenya oo Ka Baxday Dacwada Badda, Akhriso Sababta! Soomaaliya ayaa kaligeed u aadi doonta dacwadda badda ee loo qoondeeyay berrito, ka dib markii Kenya ay ka baxday iyadoo ka gadooday ka qeybgalka Garsoore Abdulqawi Yusuf, oo ah muwaadin…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirkii Hore Ee Difaaca Soomaaliya Oo Geeriyooday Allaah u naxariisto waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday wasiirkii hore ee difaacca Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cali-Bayr . Cali-Bayr ayaa wasiirkii gaashaan dhigga ka noqday xukuu madii uu…