U bood dhigaalka

Deni Iyo Madoobe Oo La Kulmaya Midawga Musharixiinta

Sheeko:Amniga

Madaxweeynayaasha dowlad gobaleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa la filaya in saacadaha soo socda ee maanta ay kulan la qaatan Midawga Musharixiinta .

Saciid Cabdullaahi Deni oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho iyo Axmed Madoobe ayaa lagu wada in kulan looga hadlo xaaladda siyaasadeed ee dalka si gaar ah Arrimaha dooorashooyinka .

Madaxweeynaha Jubbaland oo maalmihii la soo dhaafay dhankiisa ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa kulama la qaadanayay mas’uuliyiin kala duwan.

labada madaxweeyne ayaa waxa ay dagan yihiin hooy ku yaal Airport-ka magaalada Muqdisho .