1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jadwalkii Guddiga Lagu Muransanaa Ee Doorashada oo Gebi Ahaanba Burburay Waxaa fashilmay jadwalka doorashada ee 23-kii bishan ay soo saareen guddiga lagu muransanaa ee doorashada ee heer federaal kuwaas uu xafiiskoodu yahay caasimadda Muqdisho. Kooxdan oo soo saartay jadwalkan cusub…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dibadbaxyo Lagu Taageerayo Guusha Ciyaartooyda Galmudug Oo Ka Dhacay Inta Badan Magaalooyinka Waaweyn Ee Galmudug Waxaa baan baxayo waaweyn oo lagu taageerayo ciyaartooyda Galmudug ee markii ugu horeesay gaaray fiinalaha tartanka Kubbadda Cagta Mamaul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ay ka dhaceyn inta badan magaalooyinka waaaweyn…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Wiish “Hambalyo Dhamaan Bulshada Caasimada” Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir Xasan Yabarow Wiish ayaa soo dhaweeyay guusha taariikhiga ay ciyaartooyda Gobolka Banaadir u soo hooyeen Caasimada,ka dib markii kowaad ay gaareyn fiinlaha tartanka Kubbadda Cagta Maamul…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warar Dheeraad Ah oo Kasoo Baxay Qarax Ka Dhacay Jubbada Hoose Ugu yaraan 9 qof oo ay ku jiraan cunug yar iyo haweeney ayaa la sheegayaa iney ku dhinteen qarax miino oo haleeley gaari shacab oo marayey Jubbada hoose. Qaraxa ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Qoor-Qoor Oo Hambalyo U Diray Ciyaartooyda Iyo Macallimiinta Galmudug Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa hambalyo dhiiri-gelin u soo diray ciyaartooda iyo macallimiinta kooxda Kubbadda Cagta Galmudug ee marki ulu horeesay gaaray Fiinalaha Tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Gobolka Banaadir Oo Jaratay Fiinalaha Tartanka Maamul Goboleedyada Markii Ugu Horaysay Kooxda Kubbadda Cagta Gobolka Banaadir ayaa gaartay fiinalaha tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,waxayna xidigaha Gobolka ciyaartii Semi-Finalka 3-1 ay kaga badiyeen wiilasha Koonfur Galbeed oo hogaamiyo Macallin Axmed Cabdiraxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Wasiirka Ganacsiga oo kala diray maamulka Rugta Ganacsiga iyo Warashadaha Waxaa goordhow si rasmi ah loo kala diray maamulka rugta ganacsiga iyo warashadaha ee hadda jira iyada oo la magacaabay maamul kale oo KMG ah. Sababta waxa alagu sheegay xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Federaalka ah Waa uu Dhacay’, Abuukaate Zakariye Yuusuf Abuukaate Zakariye Yuusuf oo ka tirsan hey’adda xasaradaha ayaa sheegay in baarlamaanka federaalka uu muddo xileedkiisu dhacay, isla markaana aanuu sii shaqeyn karin. AVV. Zakariye oo arrintaas ka hadlaya ayaa…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xaalad Dagaal Ayaa Ka Dhex Bilaabatay Israel iyo Iran Sarkaal Iiraani ah ayaa ka digay in dalkiisu u tixgelin doonto fal cadaawadeed, imaatinka markab gujis ah oo ay Israa’iil leedahay oo gudaha usoo gala biyaha gacanka, halka sarkaal Israa’iil…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo Hambalyo U Diray Ciyaartooyda iyo Macallimiinta Galmudug Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid Ayaa Dhanbaal Hambalyo ah Hawada umariyay “Ciyaartoyda,Macaliminta,maamulka Wasaaradda Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug,isoo sheegay in ay sugayaan koobka oo lagau dajiyo…