2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Ibraahim Aadan Najax “Way Mahadsanyihiin Taageeryaasha Koonfur Galbeed” Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Ibraahim Aadan Najax ayaa u mahad celiyay taageerayaasha kooxda Koonfur Galbeed,kaalinta ay ka qaateen dhiiri-gelinta xidigahooda labadii ciyaar ay la dheeleyn kooxaha Jubaland…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Koonfur Galbeed Iyo Puntland Oo U Gudbay Wareega Afar Dhamaadka Tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir kooxaha Puntland iyo Koonfur Galbeed oo wada dheelay kulankii 6-aad ee tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ku kala baxay barbaro 1-1,waxayna labada koox u soo gudbeen…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Erdogan: Waan Sii Wadi-doonnaa Xiriirka Sirdoonka Ee Nagala Dhaxeeyo Isra’el Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa Jimcihii sheegay in dalkiisa uu doonayo inuu xiriir wanaagsan la sameeyo Israel, isagoo xusay in wadahadallada heerka sirdoonka ee labada dawladood ay sii soconayaan.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Axmed Fiqi Oo Hambalyo U Diray Kooxda Galmudug Iyadoo Ciyaartooyda Kooxda Galmudug ay sanadkan wacdaro ku soo bandhigeyn tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,ayna markii ugu horeesay u soo gudbeen heerka Afar dhamaadka tartankan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Axmed Mowliid “Fursad Qaali Ah Ayay Aheyd In Ku Dheelo Dalkayga” Ciyaaryahanka Kooxda Kubbadda Cagta Galmudug Axmed Mowliid Xuseen Guhaad ayaa sheegay in ay u aheyd sharaf weyn in uu ku ciyaaro Magaalada Muqdisho,isagoo ku dhashay kuna barbaaray Wadanka Finland gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Galmudug Oo Markii Ugu Horeesay U Gudbay Afar Dhamaadka Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir Kooxda Kubbadda Cagta Galmudug ayaa markii ugu horeesay u soo gudubtay rubac dhamaadka tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,waxayna xidigaha Galmudug 2-1 ay kaga badiyeen dhigooda Hirsahbeele oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland iyo Galmudug oo Ku Heshiiyey Iney Dhexdhexaadiyaan Dhinacyada Ku Kala Aragti Duwan Doorashada Dowlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug oo maanta madaxdooda ay shir ku lahaayeen magaalada Galkacyo ayaa soo saaray war murtiyeed ay ugu hadlayaa waxyaabaha ay ku heshiiyeen. Labada dhinac ayaa isku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Axmed Mowliid “Si Wanaagsan Ayaa La Ii Soo Dhaweeyay” Ciyaaryahan Kooxda Galmudug Axmed Mowliid Xuseen Guhaad ayaa Goobjoog u sheegay in Galmudug waqti wanaagsanaa ay ku jirto,ka dib markii ay wacdaro ku soo bandhigeyn garoomada Caasimada Muqdisho,isagoo sheegay in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galkacyo: Deni iyo Qoorqoor oo Ka Wada Hadlaya Iskaashiga Labada Maamul Waxaa goordhow magaalada Galkacyo kulan ku yeeshay madaxweyneyaasha Puntland Saciid Deni iyo Galmudug Axmed Qoorqoor. Shirka ayaa xoogga lagu saara iskaashiga labada dhinac ee amniga, isdhexgalka bulshada iyo dhinacyada horumarka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahan Maxamed Deeq “Ilaa Hada Jubaland Waa Kooxda Ugu Wanaagsan Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir” Kooxaha Jubaland iyo Puntland oo wada ciyaaray kulan ka tirsan tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ku heshiiyay barbaro goolal la’aan,balse labada kox kulankan ka hor ay…