1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Ay Baarlamaanka Puntland Ka Qaadeen Xasaanadda Xildhibaanno siddeed ah ayey maanta xasaanadda ka qaadeen golaha wakiilada Puntland kadib markii lagu eedeeyey iney jabiyeen xeerhoosaadka golaha. Akhriso: Magacyada: 1.Xil.Cabdijamal Cismaan 2.Xil. Cabdiqani surato 3.Xil. Muuse Jajabsay 4.Xil.Gen.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland: 8 Xildhibaan oo Xasaanadda Lagala Noqday Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in goordhow ilaa 8 xildhibaan oo ka tirsan maamulka Puntland lagala noqday xasaanadda. Arrintan ayaa timid kadib markii lagu eedeeyey iney ku tunteen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Garoowe: Khasaare Ka Dhashay Shilka Diyaaradda Air Djibouti Diyaaradda Air Djibouti ayaa goordhow waxaa ay shil ku gashay magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland. Warar ay Goobjoog News ka heshay halkaasi ayaa sheegaya in shilkaas aanu ka…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Imisa Jeer Ayey Soomaaliya iyo Kenya Kala Qaateen Safaaradaha? Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya waxaa ku jiray hummaag 10-kii sano ee ugu dambeysay, tan iyo markii ay labada dhinac kala saxiixdeen heshiiskii badda April 7, 2009. Heshiiskaas kadib, Soomaaliya waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jadwalkii Doorashada Qaran oo Burburay, Ku Dhowwaad 2 Bil Ayuu Dib u Dhacay Waxaa gebi ahaanba burburay jadwalkii doorashada ee ay ku heshiiyeen September golaha wadatashiga ee dowladda federaalka ah iyo maamul goboleedyada. Jadwalkan ayey maanta aheyd inuu bilaabato doorashada xildhibaannada Aqalka sare,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ra’iisul Wasaare Rooble Iyo Wasiir Xamse Oo Hambalyo U Diray Degmada Shingaani Oo Ku Guulaystay Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalliyarada Soomaaliya mudane Xamase Saciid ayaa ka qeyb galay daawashada dhammaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2020…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Soomaaliya Nooma Sheegin Safiir La Ceyriyey Dowladda Kenay oo ka jawaabeysa ceyrintii Soomaaliya ee safiirka Kenya iyo lasoo noqoshada midkeeda ayaa sheegtay in aaney jirin warqad rasmi ah oo Muqdisho ka timid, oo loogu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya oo Ka Hadashay Sida Ay Ugu Jawaabeyso Soomaaliya Dowladda Kenya ayaa ku tilmaantay “Arrin aan loo meeldayin” go’aanka Soomaaliya ay ku ceyrisay Safiirkeeda, una yeeratay midkeeda taasi oo bilow kale u ah dhibaato diblomaasi oo horleh oo labada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Cali Ciid “Ciyaarooyda Galmudug Guul Ayaan Ka Sugaynaa” Madaxwayne kuxigeenka Maamulka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa kulan kula qaatay xarunta madaxtooyada ciyaartoyda matalaysa Galmudug ee qeybta ka ah tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020,waxaana kulankaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Saciid Qorsheel “Ma Jirto Sabab Uu Xulkeena Ugu Ciyaaro Nairobi Iyo Addis Ababa” Wasiirkii hore ee Wasaaradda Duulista Hawada sidoo kale u soo ciyaaray Xulka Qaranka Soomaaliya Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel) ayaa bogaadiyay da’daalada horomarineyd uu wado Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane…