U bood dhigaalka

Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Ay Baarlamaanka Puntland Ka Qaadeen Xasaanadda

Diseembar 3, 2020

Xildhibaanno siddeed ah ayey maanta xasaanadda ka qaadeen golaha wakiilada Puntland kadib markii lagu eedeeyey iney jabiyeen xeerhoosaadka golaha.

Akhriso: Magacyada: 

1.Xil.Cabdijamal Cismaan
2.Xil. Cabdiqani surato
3.Xil. Muuse Jajabsay
4.Xil.Gen. Baduugaaye
5.Xil.Maxamuud Maxamed Barre
6.Xil.Saleeban Faarax.
7.Xil.Cabdiraxman Dhoore
8.Xil. Maxamud Caalim.