5 daqiiqo Sheeko:War 4 Sababood Oo Cali Guudlaawe U Noqon karo Qoorqoorka &Turxaan-bixiyaha Hirshabelle Arbacada, 11 Nofeember, 2020 waa Maalinta ay golaha wakiilada Hirshabelle dooranayaan Madaxweynaha Hirshabellada ee xiga. Waa maamulka ugu da’da yar Dowlad Gobaleedyada uguna hooseeya heerka dhismaha marka la fiiriyo Dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qalalaasaha Itoobiya: Berhanu Jula oo Laga Dhigay Taliyaha Ciidanka, Abiy oo Ceyriyey Madax Sare Xilli ay dagaallo ka socdaan Itoobiya maalintii 6-aad ayaa ra’isul wasaaraha Itobiya Abiy Axmed waxaa uu axaddii shaqada ka ceyriyey taliyihii ciidamada qalabka siday, wasiirkii arrimaha dibadda iyo madaxii sirdoonka,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Nuune Haashim “Ku Soo Biiritaanka Elman Waa Shaqo Adag,Waase Ku Faraxsanahay In Aan Ka Mid Noqdo” Ciyaaryahankii hore Kooxda Horseed Nuune Haashim ayaa ku biiray naadiga kubadda cagta Elman,isagoo sheegay in aad u jeclaa kooxda jaalayaasha ee Elman. “Waa ku faraxsanahay in aan xerta maaliyada Elman,waa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Twitter-ka oo Shaqo Ka Qabtay Trump, Waxaa uu Caalaamayey, Lana Socdaa Qoraallada Madaxweynaha Shirkadda Twitter-ka ayaa calaamadeysan qaar ka mid ah qoraallada uu bartaas ku baahiyo madaxweynaha Mareykanka Trump. Afhayeen u hadlay shirkadda Twitter-ka ayaa sheegay in qoraallada la calaamadeeyey ay ku jiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhalinyarada Hirshabeele Oo Hambalyo Iyo Codsi U Soo Diray Wasiir Xamse Saciid Qaar ka mid ah dhalinyarada Hirshabeele oo la hadlay Goobjoog Sports ayaa soo dhaweeyay una hambalyeeyay Wasiir Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya Mudane Xamse Saciid Xamse,iyagoo sheegay in lala helay booska…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya: Akhriso 9 Arrin oo Kicisay Xiisadda Abiy Axmed iyo Tigrayga Duqeyn iyo dagaal adag oo u dhaxeeya ciidamada federaalka ah iyo kuwa Tigray-ga ayaa iminka ka socda waqooyiga Itoobiya, arrintan oo cabsi badan gelisay dalalka gobolka ayna baaqyo xabad joojin…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Xaashi oo Laaley Guddiga Dir Ee uu soo Qoray Rooble, “Beeluhu Ma Garanayaan Meel Laga Keenay” Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee JFS mudane Cabdi Xaashi ayaa qoraal uu goordhow soo saaray waxaa uu laaley isla markaana sheegay in aan waddo sharci ah loo marin magacaabista guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cumar Cali “Reer Uganda Way Soo Dhawaynayaan Wasiir Xamse Saciid Xamsa” Guddoomiyaha Ururka kubbadda cagta Dalka Uganda Mr.Cumar Cali iyo saaxiibadiisa ayaa soo dhaweeyay una soo hambalyeeyay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya Xamse Saciid Xamse,iyagoo u rajeeyay guul iyo horomar inta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Joe Biden oo Qarka u Saaran Guusha Doorashada Mareykanka, Akhriso Sababta Inkasta oo ay weli socdaan tirinta codadka ee tartanka madaxtinnimada Mareykanka hadana waxaa inta la tiriyey codadka ku horeeya murshaxa dimoqoraadiga ah, madaxweyne ku xigeenkii Mareykanka Joe Biden. Popular vote:…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Guddiga Doorashada Dadban ee Heer Federaal iyo Gacanyareyaasha Farmaajo Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ayaa ku dhawaaqay liis lagu sheegay guddi maamulka doorashada dadban ee heer federaal oo gaaraya 25 xubin. Liiskan waxaa ku jiray qaar ka shaqeeyey ama…