1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mareykanka: Gabadhii Soomaalida Waa Soo Laabatay, “Squad”-ka oo Dhan Ayaa Lasoo Noqday Ilhaan Cumar oo gabar asal ahaan Soomaali ah balse u tartameysay mar kale kursiga Congress-ka ee degmada 5-aad ee Minnesota ee dalkaasi Mareykanka ayaa dib loo doortay. Ilhaan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Garooje ” Bahda Isboortiga Waan In Ay Si Hufan Ula Shaqeeyaan Wasiir Xamse Saciid Xamsa” Guddoomiyihii hire kooxda Elman Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) ayaa ugu baaqay xiriirada ka dhisan Soomaaliya in ay si dhaw ula shaqeeyaan Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciis Xamsa,isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waare oo Ka Tagay Xil Waqtigiisu Dhacay Madaxweynaha saacadaha u harsan yihiin ee Hirshabelle ayaa shaaciyey inuu iska casilay xilka madaxweynnimo ee maamulka Hirshabelle. Waare ayaa sabab uga dhigay kadib markii la diiday taladiisa aheyd in doorashada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tababare Muraad Cabdiqaadir “Waan Ku Faraxsanahay Qabashada Kooxda Elman” Kooxda Kubbadda Cagta Elman ayaa shaacisay in ay soo qaadatay macallin Muraad Cabdiqaadir Maxamed oo ka mid ah dhalinyarada wax ku soo bartay qurbaha heer sarane ka gaaray xirfada tababarnimo,isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhalinyrada Degmada Marka Oo Fariin Hambalyo U Soo Diray Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa Qaar ka mid ah dhalinyarada Degamada Marka ayaa soo dhaweeyay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya Mudane Xamsa Saciid Xamsa,iyagoo u rajeeyay guul iyo horomar waxayna sheegeyn in Wasiir Xamsa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Xaashi oo Kahor Yimid Magacaabista XF ee Guddiga Doorashada ee Waqooyi, Soona Jeediyey Hannaan Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah Cabdi Xaashi ahna Senator ka yimid gobollada waqooyi(Somaliland) ayaa qoraal uu soo saaray maanta, kuna wajahan madaxda fulinta ee dowladda federaalka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jadwalka Doorashada: Hirshabelle oo 4-ta Bishan Yeelan Doonta Guddoon Baarlamaan Sida ku cad qoraal soo baxay goodhow, waxaa lasoo saaray jadwalka doorashada guddoonka baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle. 4-ta bishan ayaa lagu wadaa iney dhacdo doorashada guddoonka halka 2-bada bishan la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Shariif oo Gaaray Gobolkii uu Ku Dhashay Madaxweynihii Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa goordhow waxaa uu gaaray gobolkii uu ku dhashay ee Shabeellada dhexe. Shariif marka laga soo tago inuu gobolkaasi ku dhashay waxaa uu sanadihii 2001-dii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jadwalkii Doorashada Ee Heshiiskii Farmaajo iyo Maamul Goboleedyada oo Fashilmay Waxaa soo baxaya in gebi ahaanba aan lagu shaqeyn karin jadwal ay horay usoo saareen golaha wadatashiga qaran ee madaxweyne Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada oo shir ku yeeshay Muqdisho.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxamed Sheekh “Wasiir Xamse Saciid Wuxuu Ku Soo Aaday Xili Loo Baahnaa” Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan oo ka mid ahaa xidighii hore kubbadda Kolayga Soomaaliya,daraje sarane ka gaaray xirfada kolayga ayaa soo dhaweeyay una hambalyeeyay Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudana Xamse Saciid…