U bood dhigaalka

Jadwalka Doorashada: Hirshabelle oo 4-ta Bishan Yeelan Doonta Guddoon Baarlamaan

Sheeko:Amniga

Sida ku cad qoraal soo baxay goodhow, waxaa lasoo saaray jadwalka doorashada guddoonka baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle.

4-ta bishan ayaa lagu wadaa iney dhacdo doorashada guddoonka halka 2-bada bishan la diiwaan gelinayo murashaxiinta, 3-dana la dhageysan doono khudbadaha