1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Sheegay in Dowladdu Dooneyso Gaaritaanka Iskufinaanshiyo Dhaqale Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya ay ku dadaalayso sidii ay isku filnaasho dhaqaale u gaari lahayd, islamarkaana uga maarmi.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Turkiga Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federalka ah ee Soomaaliya danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Akademiyadda diblomaasiyadda Turkiga oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda dalkaas.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dab Xooggan oo Qabsaday Mid Kamid ah Dekadaha Jabuuti iyo Khasaare Ka Dhashay Wararka ka imaanaya dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegaya inuu dab qabsaday dekadda weyn ee ku taalla magaala madaxda dalkaas, kaas oo aan faahfaahin dheeraad ah laga hayn waxa sababay iyo khasaaraha.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Cambaareeyay Weerarkii Lagu Qaaday Xeebta Liido Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonia Guterres ayaa si kulul u cambaareynayay weerarkii qaraxa ku billowday ee Jimcihii ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyay khasaare badan oo dhimasho.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada Jubbaland oo Xukun Dil ah Ku Fulisay Rag Dil Hore u Geystay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dil toogasho ah ku fulisay laba askar horay uga tirsanaa ciidanka oo dilal u geystay kuwo kale, islamarkaana lagu helay dambiyeedkaas, ka dibna la qasaasay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xog Cusub oo Kasoo Korortay Maxaabiis La Sheegay Iney Ka Baxsatay Xabsi Ku Yaalla Gaalkacyo Ayadoo saacado ka hor guddoomiyihii hore ee gobolka Mudug, ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdinuur Muuse Nuur ” Sanyare” uu bartiisa facebook-ga soo dhigey.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Ra’iisulwasaarihii Bangladesh oo Dalka Isaga Carartay Kadib Dibadbaxyo Tobaadyo Ka Socday Taliyaha ciidamada Bangladesh General Waker-Uz-Zaman oo la hadlay shacabka ayaa xaqiijiyay in Ra’iisul Wasaarihii dalkaas Sheikh Hasina ay is casishay, isla markaana dowlad ku meel gaar ahi ay dalka sii maamuli doonto.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Mid Kamid ah Dhallinyarada Laga Soo Badbaadiyay Magafe oo Ka Warbixiyay Dhibaatada uu Soo Maray Mid kamida dhallinyarada Soomaaliyeed ee laga soo badbaadiyay gacanta magafayaasha Liibiya, islamarkaana dalka dib loogu soo celiyay ayaa ka sheekeeyay dhibaatooyin tiro beel ah oo uu la kulmay intii uu halkaas ku xirnaa.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaabiis Lagu Xukumay Dil oo La Sheegay Iney Ka Baxsadeen Xabsi Ku Yaalla Magaalada Gaalkacyo Guddoomiyihii hore ee gobolka mudug ee dowlad goboleedka Puntland, haddana ah mudane ka tirsan Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in maxaabiis dil ku xukunnaa ay ka baxsadeen xabsiga.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Mali oo Xiriirka Diblomaasiyadeed u Jartay Ukraine iyo Eedo ay u Jeedisay Dowladda Mali ayaa ku dhawaaqday inay xiriirka diblumaasiyadeed u jartay dalka Ukraine, iyadoo ku eedeysay dilka ku dhowaad 50 askari oo ciidankeeda kamida iyo calooshood u shaqeystayaal ka tirsan kooxda Wagner ee Ruushka.