1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Casho, Qado iyo Kulamada Aan Rasmiga aheyn ee Farmaajo iyo Den, Madoobe Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la sheegayaa in uu xalay kulan casho ah la qaatay madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland Saciid Deni iyo Axmed Madoobe. Ilo la socda madaxda dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiqaadir Niinje “Alxamdullilah Waan Ku Soo Laabanay Horyaalka Soomaaliya” Weeraryahanka kooxda kubbadda cagta Jeenyo Cabdiqaadir Shaiif Muqtaar (Niinje) ayaa sheegay in aad ugu faraxsanyahay ku soo laabashada horyaalka Somalia Premier League ee fasal ciyaareedka 2020-2021. Xirfadyahan Niinje waa laacibka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wada Hadleen Beesha Caalamka iyo Madaxweyneyaasha Deni iyo Madoobe Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyda Puntland Saciid Deni iyo Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta markii ay Muqdisho yimaadeen waxaa ay kulan gaar ah la qaateen Safiirka Dowlada Maraykanka u fadhiya…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xamdi Xalane Oo Ku Nool Wadanka Canada Ayaa Aas-Aastay Koox kubbadda Cagta Oo Wiilal Ah,Hadaba Caqabado Noocee Ayay Kala Kulantaa Bulshada? Xamdi Axmed Xalane waxay ka mid tahay qurbajoogta ku nool wadanka Canada waxayna halkaas ka aas aastay koox kubbadda cagta oo wiilal ah kuwaas oo ka qeyb galka ciyaaraha laga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni iyo Madoobe oo La Kulmaya Beesha Caalamka Kahor Kulanka Farmaajo Warar aanu ka helnayo safarka ay Muqdisho ku imaanayaan saacadaha soo socda madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbanad Saciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa sheegaya in marka ay Muqdisho yimaadaan uu jadwalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waddooyinka Muqdisho oo Mar Kale Xiran iyo Dadka oo Lugeynaya Wararka aan ku heleyno qeybo ka mid ah Muqdisho ayaa sheegaya in saaka ay xiran yihiin qeybo ka tirsan jidadka magaalada Muqdisho. Dadka oo isugu jira shaqaale, ardey iyo dhammaan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Bayle Oo Ka Halday Horomarka Maaliyadda Dalka Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ahna Gudoomiyaha Guddiga Maamulka Maaliyadda Dr. Cabdirahman Ducaale Beyle ayaa soo gudbiyay warbixinta afaraad ee Maamulka Maaliyadda. Warbixintu waxay qiimeyneysaa horumarada ay ku talaabsatay Dowladda Federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Iyo Madaxda Wasaaradda Difaaca Dalka Oo Ka Wada Hadlay Dib U Habaynta Ciidamada Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaarada Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa manta kulan la qaatay madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga iyo hoggaannada ciidamada Qaranka. Kulanka oo ay goob-joog ka ahaayeen Sii hayaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Garoonka Diyaaraha Baladweyn oo Dib u Dhis Lagu Bilaabay Wafdi uu horkacayay sii ahayaha wasir kuxigenka wasarada gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Xirsi Aadan Rooble oo uu wehliyo mareeyaha guud ee hay’ada dulista rayidka ee Soomaaliya Axmed Macalin Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindishe-Sharciyeedka Qareenada Soomaliyeed Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey Golaha Hindishe-Sharciyeedka Qareenada Soomaliyeed. Codbixinta golaha ka dhacdau waxaa ogolaaday 139 Mudane , waxaana diiday 2, wax ka…